Beelihii Dirirtu Ku Dhex Maratay Gobolka Selel Oo Maanta La Is Hor Fadhiisiyay ( SAWIRRO )

0
Tuesday October 29, 2019 - 18:25:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 699
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beelihii Dirirtu Ku Dhex Maratay Gobolka Selel Oo Maanta La Is Hor Fadhiisiyay ( SAWIRRO )

    Beelihii Dirirtu Ku Dhex Maratay Gobolka Selel Oo Maanta La Is Hor Fadhiisiyay ( SAWIRRO )

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Beelihii Dirirtu Ku Dhex Maratay Gobolka Selel Oo Maanta La Is Hor Fadhiisiyay ( SAWIRRO )

Hargaysa (Xogreebnews) –Waftigii Wasiirada Ahaa Ee Maalmihii Ugu Danbeeyay Ku Sugnaa Gobolka Salal Ayaa Wada Hadal U Furay Labadii Beelood Ee Diritu Ku Dhex Martay Deegamadda Hoos Yimaada Goboladda.AWDAL IYO SALAL

Shirkan Oo Saacado Qaatay Ayaa Waxa Lagag Wada Xaajooday Sidii Labadda Bulsho U Xoojin Lahaayeen Nabadda Iyo Xasiloonidda Deegaanka

Waxaa Hadalka Furya Gudoomiyaha Gobolka SALAL Mudne Mawliid Maxamed Nuur Waxaa U Sheegay In Ka Gobol Ahaan Ay Soo Dhawaynayaan.Hawshani.Dhinaca Kale Waxa U Fariin U Dirya Odayaasha Labadda Dhinaca

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Mudne Axmed Muumin Seed Ayaa Aad Ugu Mahadceliyey Gudidda Odayaasha.Labadda Dhinac Oo U Sheegay In Ilaa Imika Hawsha Si Fiican U Wadaan. Waxaanu U Duceeyay Labadda Dhinac.

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland Sulyman Yusuf Cali Koore Waxa U Sheegay In Xukuumadda JSL Ay Ka Go,antahay Sidii Hawshaasi Loo Soo Af Jari Lahaa Waxaanu Intaasi Ku Sii Daray In Wadda Hadalku Halkaasi Ka Sii Socon Doonaan,Waxaanu Bogaadiyey Ergadda Labadda Dhinac Ka Socota


72851037_1689362197860733_2015349034973134848_n

72947114_1689362611194025_1103362912065421312_n

74319919_1689365624527057_4716285162327900160_n

74634397_1689363387860614_5455945519304015872_n

75251022_1689366184527001_8085037568330039296_n

75252900_1689362694527350_6836440212596326400_n



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured