DAAWO;-Telefishanka Dalka Sweden Oo Qaadaadhigay Somaliland Iyo Barnaamij Cajiibka Oo Uu Ka Diyaariyay Ilaalinta Xeebaha Jsl!

0
Monday November 11, 2019 - 07:07:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 557
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO;-Telefishanka Dalka Sweden Oo Qaadaadhigay Somaliland Iyo Barnaamij Cajiibka Oo Uu Ka Diyaariyay Ilaalinta Xeebaha Jsl!

    DAAWO;-Telefishanka Dalka Sweden Oo Qaadaadhigay Somaliland Iyo Barnaamij Cajiibka Oo Uu Ka Diyaariyay Ilaalinta Xeebaha Jsl!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DAAWO;-Telefishanka Dalka Sweden Oo Qaadaadhigay Somaliland Iyo Barnaamij Cajiibka Oo Uu Ka Diyaariyay Ilaalinta Xeebaha Jsl!

Telefishanka ugu wayn dalka Sweden ee SVT, ayaa qaadaadhigay qadiyada Jamhuuriyada Somaliland iyo sida ay u ilaalisay khayraadka badaheeda kaasi oo lagu baahiyay tvgan barnaamij laga diyaariyay badaha Somaliland.

 

Wakiilka Somaliland ee dalka Sweden Ambasador sakariye xasan wacays oo hormuud ka ahaa guusha ay Somaliland ka gaadhay dhinaca xidhiidhka labada dal iyo mashruuca ay Somaliland ka caawinayso ee xeebaha Somaliland,

Ayaa ka warbixiyay muhiimada Somaliland uleedahay ilaalinta khayraadka xeebaha Somaliland .

DAAWO MUUQAALKA BARNAAMIJKAN LAGU QAADHIGAYO SOMALILAND IYO TVGA SVT;

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured