"Muuse Danta Uu Ka Leeyahay Eeda Xisbiga Waddani Uu Leeyahay Xidhiidh Buu Somaliya La Leeyahay Waxa Uu Ula Jeedaa Beel Kamid Beelaha Somaliland, Waxaanu Isleeyahay Ku Kala Fogeeyee Dadka Walaalaha Ah"Cabdiraxmaan Ciro

0
Sunday November 17, 2019 - 16:03:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 432
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Muuse Danta Uu Ka Leeyahay Eeda Xisbiga Waddani Uu Leeyahay Xidhiidh Buu Somaliya La Leeyahay Waxa Uu Ula Jeedaa Beel Kamid Beelaha Somaliland, Waxaanu Isleeyahay Ku Kala Fogeeyee Dadka Walaalaha Ah"Cabdiraxmaan Ciro

    "Muuse Danta Uu Ka Leeyahay Eeda Xisbiga Waddani Uu Leeyahay Xidhiidh Buu Somaliya La Leeyahay Waxa Uu Ula Jeedaa Beel Kamid Beelaha Somaliland, Waxaanu Isleeyahay Ku Kala Fogeeyee Dadka Walaalaha Ah"Cabdiraxmaan Ciro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Muuse Danta Uu Ka Leeyahay Eeda Xisbiga Waddani Uu Leeyahay Xidhiidh Buu Somaliya La Leeyahay Waxa Uu Ula Jeedaa Beel Kamid Beelaha Somaliland, Waxaanu Isleeyahay Ku Kala Fogeeyee Dadka Walaalaha Ah"Cabdiraxmaan Ciro

Guddoomiyaha xisbiga Waddani Mudane Cabdiraxmaan Cirro ayaa si kulul uga hadlay hadallada madaxweyne Biixi xisbiga Waddani kula xidhiidhiyo Soomaaliweyn waxaanu tilmaamay in ay arrintaasi noqon karto mid Somaliland kala dirta.

 

" Muuse, madaxda xisbigiisa Kulmiye iyo xukuumaddiisuba waxay caadaysteen kuna soo celceliyaan in uu xisbiga Waddani iyo taageerayaashiisuba gacan saar la leeyihiin Soomaaliweyn, waxaan umadda u sheegaya in Muuse iyo gacan yareyaashiisu u adeegsadaan ku celcelinta arrintaa kala qaybinta bulshada walaalaha ah ee reer Somaliland ee ay ahayd in ay mideeyaan.


Balse waxaan idiin sheegaya in ay Muuse shakhsiyan u dheer tahay arrintaas adeegsigeeda in uu ula jeedo beel gaar ah oo reer Somaliland ah danta uu ka leeyahayna ay tahay kala haynta iyo kala qaybinta umadda reer Somaliland ee walaalaha ah arrintaas oo sun iyo waabay ku ah dawladnimadeena, sida taxalkana u cunaysa Qaranimadeena iyo wada jirka umadda.
Waxaan cambaaraynayna si aan madmadow ku jirin dhaqanka noocaas ah ee uu ku dhaqmayo madaxweyne Qaran oo ay ahayd in uu umaddiisa mideeyo waxaanu uga digayna haddii uu hore ugu macaashay uguna dano siyaasi ah oo kooban ha ogaado maanta in ay sababi doonto kala dirka umadda iyo burburka Qarannimada ay soo dhisteen,” Cabdiraxmaan Cirro



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured