HAYAANKA TUBTIISA HAYSTA....! Bye. Mohamed Gacayte

0
Tuesday December 10, 2019 - 22:46:23 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 777
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HAYAANKA TUBTIISA HAYSTA....! Bye. Mohamed Gacayte

    Maareeyaha Dekedaha Somaliland Said Hassan Cabdilaahi, mudadii uu gacanta ku hayay Maamulka Dekeda Berbera wuxuu ku guulaystay inuu daboolo baahiyaha aasaasiga ah ee lagama maarmaanka u ah adeega ay dekedu bixiso si ay ula tartanto dekedaha mandaqad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha Dekedaha Somaliland Said Hassan Cabdilaahi, mudadii uu gacanta ku hayay Maamulka Dekeda Berbera wuxuu ku guulaystay inuu daboolo baahiyaha aasaasiga ah ee lagama maarmaanka u ah adeega ay dekedu bixiso si ay ula tartanto dekedaha mandaqada Geeska Afrika iyo kuwa caalamkaba. Waxaan leeyahay hore u soco.
Waan soo dhowaynayaa Heshiiska laba geesoodka ah ee ay maanta kala saxeexdeen Jam. Somaliland iyo DPWorld UAE. Daahfurka heshiiskan oo uu goob joog ahaa M/weynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa lagu daahfuray mashruuca Hirgalinta Aagga Cashuuraha Ka Caagan ee Dekedda Berbera (Berbera Economic Free Zone). Masarada Caalamiga ah ee Dekedda Berbera waxa ka socda horumar balaadhan oo la taaban karo, waxaana gabogabo ku dhow dhismaha balaadhinta dekeda oo meel fiican maraya. Kolkaa Berbera waxa ka socda mashaariic Qaranka JSL mahadin doono. 


Maareeyaha Dekedaha Somaliland Said Hassan Cabdilaahi, mudadii uu gacanta ku hayay Maamulka Dekeda Berbera wuxuu  ku guulaystay inuu daboolo baahiyaha aasaasiga ah ee lagama maarmaanka u ah adeega ay dekedu bixiso si ay ula tartanto dekedaha mandaqada Geeska Afrika iyo kuwa caalamkaba. Waxaan leeyahay hore u soco. 

Wabilahi tawfiiq 
 
Mohamed Gacayte


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured