Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo Tacsi Tiiraanyo badan u Diray Wasiirka arimaha gudaha Maxamed Kaahin oo Hooyadii Geeriyootay...

0
Sunday December 22, 2019 - 20:43:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 691
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo Tacsi Tiiraanyo badan u Diray Wasiirka arimaha gudaha Maxamed Kaahin oo Hooyadii Geeriyootay...

    Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo Tacsi Tiiraanyo badan u Diray Wasiirka arimaha gudaha Maxamed Kaahin oo Hooyadii Geeriyootay...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo Tacsi Tiiraanyo badan u Diray Wasiirka arimaha gudaha Maxamed Kaahin oo Hooyadii Geeriyootay...
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

Waxaan halkan  tacsi uga dirayaa qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee ay ka baxday Alle ha u
naxariistee Marxuumad Indho-deeq Jaamac Cumar oo xalay ku geeriyootay Magaalo madaxda Gobolka Togdheer ee Burco.
Waxaan si gaara uga tacsiyadaynayaa geeridaasi Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ahna gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbi xaakimka Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed oo ay hooyadii ahayd marxuumaddu.
Waxaan  ALLE uga baryayaa marxuumada inuu naxariistii janno ka waraabiyo, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo guud ahaan shacbiga Somaliland ee ay ka baxdayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured