Gudoomiyihii hore ee Degmada Wajaale Mujaahid Aadan Shiine oo Tacsi Tiiraanyo Badan Cariga Uk uga soo Diray Wasiir Maxamed Kaahin iyo Qoyskooda oo u ka Tacsiyadeeyey Hooyo Marxuumad Indho-Deeq Jaamac Cumar

0
Monday December 23, 2019 - 02:37:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 859
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyihii hore ee Degmada Wajaale Mujaahid Aadan Shiine oo Tacsi Tiiraanyo Badan Cariga Uk uga soo Diray Wasiir Maxamed Kaahin iyo Qoyskooda oo u ka Tacsiyadeeyey Hooyo Marxuumad Indho-Deeq Jaamac Cumar

    Gudoomiyihii Hore ee Degmada Wajaale Aadan Shiine, ayaa Tacsi Tiiraanyo badan usoo diray Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed oo Hooyadii ku Geeriyootay Magaalada Burco, Gudoomiyaha oo ku sugan Cariga Uk, ayaa Shabakada Xogree

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyihii Hore ee Degmada Wajaale Aadan Shiine, ayaa Tacsi Tiiraanyo badan usoo diray Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed oo Hooyadii ku Geeriyootay Magaalada Burco, Gudoomiyaha oo ku sugan Cariga Uk, ayaa Shabakada Xogreebnews soo Gaadhsiiyey Tacsida,

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Waxaan halkan tacsi uga dirayaa qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee ay ka baxday Alle ha u naxariistee Marxuumad Indho-Deeq Jaamac Cumar oo xalay ku geeriyootay Magaalada Burco.
Waxaan si gaara uga tacsiyadaynayaa geeridaasi naxdinta badan Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ahna gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbi xaakimka Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed oo ay hooyadii ahayd marxuumaddu.
Waxaan ALLE uga baryayaa marxuumada inuu naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo guud ahaan shacbiga Somaliland ee ay ka baxdayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo. aamin... Aamin.. Aamin.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

featured