Maayirkii Hore ee Wajaale Aadan Shiine oo Shacabka Gabilay Ka Tacsiyadeeyey Geerida Marxuumad Caasho Baar, Eebbe-na uga Baryey inuu ku Casuumo Janooyinkiisa Marxuumada...
Maayirkii Hore ee Wajaale Aadan Shiine oo Shacabka Gabilay Ka Tacsiyadeeyey Geerida Marxuumad Caasho Baar, Eebbe-na uga Baryey inuu ku Casuumo Janooyinkiisa Marxuumada....
London(Xogreebnews)-Inaalilaah Waa inaa ilayhi Raajicuun. Maayarkii hore ee Magaalada tog wajaale Eng Aadan Cilmi (Aadan shiine) oo ku sugan dalka ingiriiska ayaa Dhambaal tacsi tiiraanyo badan usoo diray shacabka gobolka gabiley qoyskii iyo Qaraabadii ay ka baxday marxuumad Caasha Muuse Cali (Caasho Baar) oo habeenkii hore ku Geeriyootay Magaalada Hargaysa, isla markaana Shalay Aas Qaran Marxuumada loogu Sameeyey Magaalada Gabiley.
Ex. Maayir Aadan Shiine oo Marxuumada Eedo u ahayd, ayaa Marxuumada Eebbe u Baryey inuu naxariistii Jano Fardawsa ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxday Samir iyo Iimaan haka siiyo. Aamiin aamin Aamin. Leave a comment |
|