Ururka Ay ku Midoobeen Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Uk oo Doortay Hoggaan Firfircoon...

0
Thursday January 09, 2020 - 02:46:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1065
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Ay ku Midoobeen Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Uk oo Doortay Hoggaan Firfircoon...

    London(Xogreebnews)-Kulan Balaadhan oo ay iskugu yimadeen Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan UK, oo ka dhacay Malaagada London, ayaa lagu doortay Gudoomiye cusub Ururka Somaliland Society of UK, oo ah gudoomiyihii hagi-lahaa labada Sanno ee soo socda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London(Xogreebnews)-Kulan Balaadhan oo ay iskugu yimadeen Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan UK, oo ka dhacay Malaagada London, ayaa lagu doortay Gudoomiye cusub Ururka Somaliland Society of UK, oo ah gudoomiyihii hagi-lahaa labada Sanno ee soo socda Jaaliyada Somalilandee ku dhaqan dalka UK.

munaasibad balaadhan oo kulmisay jaaliyada Somaliland ee dal weynaha Uk ku nool, ayaa waxa hadallo iskugu jira dardaaran iyo dhiirigelin ka jeediyey haldoorka Jaaliyada Somaliland ee ku nool UK. kusoo ku dheeraday waxtarka iyo firfircoonida Gudoomiyaha Cusub ee Ururka Somaliland Society of UK.

Gudoomiyaha Cusub ee Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan dalka Uk, Nuur Xuseen Xaaji Xasan, oo ah Shaqsi aad u firfircoon, isla markaaana qadiyada Somaliland si weyn ugu oloolleeya, ayaa la filayaa inuu Somaliland u metelo fadhiya Baarlamaanka UK iyo Shirarka kale Muhiimka ee kor u qaadaya qadiyada Somaliland ee dalkaas ka dhaca.
Halkan hoose ka Daawo Muuqaalka
.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

featured