Abwaan weedhsame oo eedo ku Ganay Madaxweyne Muuse Biixi iyo Xukuumaddiisa, kana Hadlay Bandhigii Berbera ee laga joojiyey...

0
Saturday January 18, 2020 - 17:14:59 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 686
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abwaan weedhsame oo eedo ku Ganay Madaxweyne Muuse Biixi iyo Xukuumaddiisa, kana Hadlay Bandhigii Berbera ee laga joojiyey...

    Abwaan weedhsame oo eedo ku Ganay Madaxweyne Muuse Biixi iyo Xukuumaddiisa, kana Hadlay Bandhigii Berbera ee laga joojiyey...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abwaan weedhsame oo eedo ku Ganay Madaxweyne Muuse Biixi iyo Xukuumaddiisa, kana Hadlay Bandhigii Berbera ee laga joojiyey...

Abwaan xasan daahir (Weedhsame) ayaa la hadlay warbaahinta waxa uu faahfaahin ka bixiyay u jeedada uu isku yeedhay warbaahinta iyo cida ka dambaysay xaflad loogu talo galay in uu ka soo qayb galo waxan uu dhaliilo kala duwan u jeediyay xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay madaxweyne muuse biixi oo uu ku tilmaamay in ay ku xadgudubtay sharciyada dalka u dajisan.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured