DAAWO;-Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Ka Hadlay Xadhig Ay Dawlada Jabuuti Sheegaytay In Ay Berbera Keenayso Iyo Eedaha Uu Ujeediyay!

0
Wednesday January 22, 2020 - 15:43:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 735
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO;-Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Ka Hadlay Xadhig Ay Dawlada Jabuuti Sheegaytay In Ay Berbera Keenayso Iyo Eedaha Uu Ujeediyay!

    DAAWO;-Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Ka Hadlay Xadhig Ay Dawlada Jabuuti Sheegaytay In Ay Berbera Keenayso Iyo Eedaha Uu Ujeediyay!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DAAWO;-Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Ka Hadlay Xadhig Ay Dawlada Jabuuti Sheegaytay In Ay Berbera Keenayso Iyo Eedaha Uu Ujeediyay!

Xildhibaan Bashiir Tukaale oo kamid golaha wakiilada Somaliland ayaa qorshaha dalka jabuuti ku sheegtay in berbera ay ku keenayso xadhiga cable uu yahay duulaan ay kusoo qaaday Somaliland

Dhanka kale xildhibaan tukaale ayaa ka hadlay weerar ciidamada jabuuti kusoo qaadeen ciidamada badda Somaliland isagoo xukuumada ugu baaqay in ay jawaab deg deg h ka bixiso qorshaha dalka jabuuti.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured