"Gen. Guul-wade Waa Raggii Umada kala Erdheeyey ee aan la kulmin Waajibaadkii Dambiyadii ay geysteen waa laga filaayey inuu farmaajona inoogu soo Daro Guddiga wada Hadalada". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

0
Wednesday January 22, 2020 - 23:08:17 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 616
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Gen. Guul-wade Waa Raggii Umada kala Erdheeyey ee aan la kulmin Waajibaadkii Dambiyadii ay geysteen waa laga filaayey inuu farmaajona inoogu soo Daro Guddiga wada Hadalada". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

    "Gen. Guul-wade Waa Raggii Umada kala Erdheeyey ee aan la kulmin Waajibaadkii Dambiyadii ay geysteen waa laga filaayey inuu farmaajona inoogu soo Daro Guddiga wada Hadalada". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Gen. Guul-wade Waa Raggii Umada kala Erdheeyey ee aan la kulmin Waajibaadkii Dambiyadii ay geysteen waa laga filaayey inuu farmaajona inoogu soo Daro Guddiga wada Hadalada". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule
Hargeysa (Xogreebnews)-"Gen. Guul-wade wuxuu ahaa Generalkii Ciidan booliska ee Dawladii arxanka darayd Ee Siyaad barre, wuxuu ka mid yahay Ragii Geystay Xasuuqii iyo Xumaantii Ka dhacday Guud ahaan wadankii Somaliya la odhan jiray Gaar ahaan gobolada Somaliland, Waa ragga bud-dhiga u ahaa laga ee dhaxalkoodu ahaa goosamada Somalia laftigeedu u kala fadhido, waa raggii umada kala erdheeyey ee aan la kulmin waajibaadkii dambiyadii ay geysteen waa laga filaayey inuu farmaajona inoogu soo daro guddiga wada hadalada, isna uu si  cad u sheego inay sax ahayd wixii ay geysteen.
Hore ayey Somalidu u tidhi "nin ku dilay hadh kuuma jiido" haddii aanay la saxnayn wuxuu Sameeyey miyuu Samayn ba lahaa, Horeba mid wasiir sheegta oo Godax la yiraahdo ayaa sidaa u yidhi, way saxan tahay kuwa Somaliland u dhashay ee aanay Xumaantu damqini inay kuwa ay kulmayaan ay guul wade ,godax iyo Farmaajo ahaadaan waan so o dhawaynayaa. Wa bilaahi tawfiiq.
Kayd Cabdilahi Xandule 
Haregysa/Somaliland 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured