Xafaaradaynta Dhismaha Dekeda cusub ee Berbera oo si Rasmiya u Bilaabantay....

0
Thursday January 23, 2020 - 18:58:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 932
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xafaaradaynta Dhismaha Dekeda cusub ee Berbera oo si Rasmiya u Bilaabantay....

    Xafaaradaynta Dhismaha Dekeda cusub ee Berbera oo si Rasmiya u Bilaabantay....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xafaaradaynta Dhismaha Dekeda cusub ee Berbera oo si Rasmiya u Bilaabantay....
Berbera (Xogreebnews)-Xafaaradaynta Dhismaha Dekeda cusub ee Berbera ayaa si rasmiya u bilaabantay Shalay, waxana la gudo-galay qodistii iyo dheerayntii darafka ay soo istaagan Maraakiibta waaweyni ee loo yaqaano Mother Shipka.
Dardar-gelinta hawlaha dhismaha Dekeda Cusub ee Berbera, ayaa sidii loogu talo-galay u socdaa, isla markaana waxa la filayaa inuu soo dhamaado dhismaha Dekeda Cusub 2020-ka bisha 10-aad, oo ku beegan xiliga lasoo gabogabayn doono Mashruuca dhismaha iyo balaadhinta Dekeda Berbera.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured