DAAWO;-Eng Cabdi Cali Oo Walaac Ka Muujiyay Jidadka Caasimada Hargaysa, Madaxwayne Biixina Ugu Baaqay In Uu Gudi Umagacaabo.

0
Monday January 27, 2020 - 17:38:43 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 603
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO;-Eng Cabdi Cali Oo Walaac Ka Muujiyay Jidadka Caasimada Hargaysa, Madaxwayne Biixina Ugu Baaqay In Uu Gudi Umagacaabo.

    DAAWO;-Eng Cabdi Cali Oo Walaac Ka Muujiyay Jidadka Caasimada Hargaysa, Madaxwayne Biixina Ugu Baaqay In Uu Gudi Umagacaabo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DAAWO;-Eng Cabdi Cali Oo Walaac Ka Muujiyay Jidadka Caasimada Hargaysa, Madaxwayne Biixina Ugu Baaqay In Uu Gudi Umagacaabo.

HARGAYSA(Xogreebnews)-Eng Cabdi Cali Barkhad Oo ka mid ah Aqoonyahan reer Somaliland Oo Xilal Kala duwan kasoo qabtay xukuumadii Daahir Riyaale Ayaa walaac ka muujiyay jidadka magaalada caasimada oo uu sheegay in ay ka awood badan tahay golaha deegaanka.

 

Sidoo kale Eng Cabdi Cali oo Aqoon dheer u leh arimaha dhismaha wadooyinka iyo qaabka loo horumarin karo caasimada ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu gudi heer qaran ah umagacaabo caasimada islamarkaana uu u sameeyo dhaqaale xukuumada dhexe Uqorshayso,

Dhanka kale Eng Cabdi Cali ayaa madaxwaynaha ku dhaliilay war la,aanta ka haysa gudaha caasimada iyo sida ay uburbursan yihiin wadooyinkeedii balse uu isagu ku qanacsan yahay Qasriga Madaxtooyada ee Uu Ku dhex jiro

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured