Madaxweynaha Jsl Oo Kormeeray Qaybaha Kala Duwan Ee Uu Ka Kooban Yahay Madaarka Cigaal International Airport

0
Thursday January 30, 2020 - 14:17:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 518
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jsl Oo Kormeeray Qaybaha Kala Duwan Ee Uu Ka Kooban Yahay Madaarka Cigaal International Airport

    Madaxweynaha Jsl Oo Kormeeray Qaybaha Kala Duwan Ee Uu Ka Kooban Yahay Madaarka Cigaal International Airport

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jsl Oo Kormeeray Qaybaha Kala Duwan Ee Uu Ka Kooban Yahay Madaarka Cigaal International Airport
Hargeysa-30-01-2020-(Xogreebnews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeer ku sameeyey qaybaha kala duwan ee uu ka kooban yahay madaarka caalamiga ah ee Cigaal International Airport.

Maareeyaha Hay’adda Duulista Hawada iyo Madaarrada Somaliland, Mudane Maxamed Cabdi Rodol oo ay wehelinayaan maamulka iyo madaxda madaarka, ayaa madaxweynaha kusoo dhaweeyey garoonka, waxana uu madaxweynuhu ugu horrayn kormeerkiisa ka bilaabay dhabbada ay diyaaraduhu ka haadaan.


Sidoo kale, waxa uu madaxweynuhu mid mid u galay qolalka, hoolalka iyo dhammaanba xafiisyada shaqo ee madaarka iyo kadimada ay rakaabku kasoo galaan madaarka iyo kuwa laga dhoofo, waxana si hufan uga warbixiyey maareeyaha Hay’adda Duulista hawada iyo madaarrada Somaliland oo ku dheeraaday horumarka uu garoonku ku tallaabsatay iyo sida ay shaqaaluhu heeganka ugu jiraan shaqada qaranka.

Wa Bilaahi Tawfiiq


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured