Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Mucaaridka WADDANI Md Khaddar Xuseen Cabdi Oo La Kulmay Masuuliyiin Xisbiga Haya Talad Dalka Belgium-ka...

0
Saturday February 01, 2020 - 19:54:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 623
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Mucaaridka WADDANI Md Khaddar Xuseen Cabdi Oo La Kulmay Masuuliyiin Xisbiga Haya Talad Dalka Belgium-ka...

    Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Mucaaridka WADDANI Md Khaddar Xuseen Cabdi Oo La Kulmay Masuuliyiin Xisbiga Haya Talad Dalka Belgium-ka...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Mucaaridka WADDANI Md Khaddar Xuseen Cabdi Oo La Kulmay Masuuliyiin Xisbiga Haya Talad Dalka Belgium-ka...
Belgium(Xogreebnews)-Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI Mudane Khadar Xuseen Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo ka mid ah mas'uuliyiinta Xisbiga ee dalka Ingiriiska ayaa kullan la qaatay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka dalka Belgium, waxaana ay ka wada hadleen muhiimadda ay leedahay horu-socodka hannaanka dimuqraaddiyadda Somaliland.

Xildhibaan Karl Vanlouwe ayaa Somaliland ku ammaanay geeddi socodka doorashooyinkii Somaliland ay soo qabatay, isaga oo si weyn uga dayriyey dib u dhaca xadhkaha goostay ee doorashada golaha Wakiilada iyo golayaasha deegaanka, sida oo kale waxa uu walaac ka muujiyay xaaladda xuquuqal iisaanka Somaliland iyo caddaadiska lagu hayo xorriyadda hadalka.


Xildhibaanka iyo masuuliyiinta xisbiga WADDANI ayaa isla qaatay in wada jir loo qaban-qaabiyo kullan ka dhaca xarunta Baarlamaanka Yurub si loogu soo bandhigo horumarka Somaliland iyo caqabadaha ku gadaaman labadaba.
Kullankan waxaa kale oo qeyb ka ahaa masuuliyiin ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Belgium-ka.
War qoraal ah oo ka soo baxay Xisbiga WADDANI


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured