"Xukuumadda Kulmiye Waxaanu Uga Digaynaa In Aan La Siyaasadaynin Arrimaha Ciidamada Qaranka"Xisbiga Wadani.

0
Sunday February 02, 2020 - 19:10:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 754
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Xukuumadda Kulmiye Waxaanu Uga Digaynaa In Aan La Siyaasadaynin Arrimaha Ciidamada Qaranka"Xisbiga Wadani.

    "Xukuumadda Kulmiye Waxaanu Uga Digaynaa In Aan La Siyaasadaynin Arrimaha Ciidamada Qaranka"Xisbiga Wadani.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xukuumadda Kulmiye Waxaanu Uga Digaynaa In Aan La Siyaasadaynin Arrimaha Ciidamada Qaranka"Xisbiga Wadani.

Warsaxafadeed kasoo baxay gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee wadani cabdiraxmaan cirro ayaa dhambaal hambalyo ah udiray ciidamada qaranka jsl xuska sanad guuradii 26aad maanta ku beegnayd

Sidoo kale Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ayaa ka hadlay duruufta ciidamada iyo qoysaskooda oo aan qaadanin mushahar ku filan noloshooda.

 

Dhanka kale xisbiga wadani ayaa xukuumada uga digay in aan la siyaasadayn arimaha ciidanka darajadoodana lagu bixiyo xeerku wuxu dhigayo

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured