War degdeg ah: Xubintii Ucid ku lahayd Guddida Doorashada lagu muransan yahay oo iska casishay Xubinimadii...

0
Monday February 03, 2020 - 19:25:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 500
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War degdeg ah: Xubintii Ucid ku lahayd Guddida Doorashada lagu muransan yahay oo iska casishay Xubinimadii...

    War degdeg ah: Xubintii Ucid ku lahayd Guddida Doorashada lagu muransan yahay oo iska casishay Xubinimadii...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War degdeg ah: Xubintii Ucid ku lahayd Guddida Doorashada lagu muransan yahay oo iska casishay Xubinimadii...

Komishaner Xasan Yuusuf Ducaale  oo kamid ahaa xubnaha komishanka cusbaa ee lagu muransanaa ayaa hada ku dhawaaqay in uu iska casilay xubinnimadii komishanka isagoo shanka xubnood ee kalena ugu baaqay in ay iscasilaan qaranka somaliland darteedna utanaasulaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured