Madaxweyne Farmaajo Oo Raysal Wasaaraha Canada Kula Kulmay Addis Ababa + Waxa Ay Kawada Hadleen ( SAWIRRO ) »

0
Monday February 10, 2020 - 15:25:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 641
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo Oo Raysal Wasaaraha Canada Kula Kulmay Addis Ababa + Waxa Ay Kawada Hadleen ( SAWIRRO ) »

    Madaxweyne Farmaajo Oo Raysal Wasaaraha Canada Kula Kulmay Addis Ababa + Waxa Ay Kawada Hadleen ( SAWIRRO ) »

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo Oo Raysal Wasaaraha Canada Kula Kulmay Addis Ababa + Waxa Ay Kawada Hadleen ( SAWIRRO ) »

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir gaara kula yeeshay magaalada Addis Ababa Ra’iisul Wasaaraha Canada Mudane Justin Trudeau.

Labadan masuul ayaa Waxa ay ka wada hadleen sidii Soomaaliya iyo Canada ay u yeelan lahaayeen iskaashi dhinacyo badan oo waxtar u leh labada dal.

Canada waxay martigelisay Soomaali badan oo haatan kaalin mug leh ka qaata horumarka labada dal, waxaana uga mahadcelinaynaa fursadaha nololeed iyo waxbarasho ee ay la garab istaageen markii ay dalkaas tageen.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured