DAAWO;-Qoraa Cali Qoryoolay Oo Madaxwaye Biixi Ku Eedeeyay In Uu Isagu Doonayo In Farmaajo Yimaado Hargaysa, Kuna Baaqay Mudaharaad....

0
Monday February 17, 2020 - 20:18:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 587
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO;-Qoraa Cali Qoryoolay Oo Madaxwaye Biixi Ku Eedeeyay In Uu Isagu Doonayo In Farmaajo Yimaado Hargaysa, Kuna Baaqay Mudaharaad....

    DAAWO;-Qoraa Cali Qoryoolay Oo Madaxwaye Biixi Ku Eedeeyay In Uu Isagu Doonayo In Farmaajo Yimaado Hargaysa, Kuna Baaqay Mudaharaad....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DAAWO;-Qoraa Cali Qoryoolay Oo Madaxwaye Biixi Ku Eedeeyay In Uu Isagu Doonayo In Farmaajo Yimaado Hargaysa, Kuna Baaqay Mudaharaad....

Qoraa Cali Dool Axmed oo kamid ah aqonyahan reer Somaliland ayaa eedihii ugu cuslaa ujeediyaymadaxwaynaha jsl muuse biixi isagoo sheegay in madaxda Somaliland hoosta ka yihiin Somali wayn raadinayaana midnimo.

Sidoo kale cali qoryoolay ayaashacabka somaliland ugu baaqay in maalinta bari aya iskugu hor yimaadaan golaha wakiilada si ay udhagaystaan khudabada madaxwaynaha iyo sida uu uga hadlo kulankii uu itoobiya kula soo qaatay madaxwaynaha somaliya iyo imaatinkiisa hargaysa waxa uu ku badashay.

Dhanka kale cali qoryoolay ayaa shacabka caasimada ku wargaliyay in ay soo qaataan maryo cad cad iyo weer cas.

 

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured