"Waxa si xawli ah u socota ballaadhinta iyo casriyeynta Dekedda Berbera". Madaxweyne Muuse Biixi

0
Tuesday February 18, 2020 - 13:43:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 869
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waxa si xawli ah u socota ballaadhinta iyo casriyeynta Dekedda Berbera". Madaxweyne Muuse Biixi

    "Waxa si xawli ah u socota ballaadhinta iyo casriyeynta Dekedda Berbera". Madaxweyne Muuse Biixi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxa si xawli ah u socota ballaadhinta iyo casriyeynta Dekedda Berbera". Madaxweyne Muuse Biixi
Hargeysa(Xogreebnews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi, oo Maanta labada gole qaran ka Jeediyey khudbad sanadeedkiisi dastuuriga ahaa, ayaa sheegay inuu dhamaday kala badh Balaadhinta dhismaha Dekeda cusub ee Berbera, sidoo kale Madaxweynuhuu wuxuu sheegay in casriyey iyo daryeel, lagu sameeyey dekeda Berbera.
Madaxweynaha oo arimaha ka hadlaya waxa uu yidhi, Kaabayaasha Dhaqaalaha
Kaabayaasha dhaqaaluhu; sida waddooyinka, dekadaha iyo garoomada diyaaraduhu waxay qayb weyn ka qaataan horumarka Dalka. Sidaa darteed.
 Waxa si xawli ah u socota ballaadhinta iyo casriyeynta Dekedda Berbera, waxaana dhammaaday 43% Wajigii Koowaad ee dhismaha ballaadhinta Dekedda Berbera oo ka kooban 400 oo Mitir". Ayuu yidhi Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured