"Madaxweyne Muuse Biixi looga biqi-maayo Qadiyada Somaliland, Waayo?. Sodon jir ayuu ugu Dagaalamay, Wanan ku Bogaadinaya Furista Ururadda iyo Iib-geynta Qadiyada S/land". Gudoomiyihii hore ee Wajaale, Aadan Shiine

0
Tuesday February 18, 2020 - 16:01:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 576
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Madaxweyne Muuse Biixi looga biqi-maayo Qadiyada Somaliland, Waayo?. Sodon jir ayuu ugu Dagaalamay, Wanan ku Bogaadinaya Furista Ururadda iyo Iib-geynta Qadiyada S/land". Gudoomiyihii hore ee Wajaale, Aadan Shiine

    "Madaxweyne Muuse Biixi looga biqi-maayo Qadiyada Somaliland, Waayo?. Sodon jir ayuu ugu Dagaalamay, Wanan ku Bogaadinaya Furista Ururadda iyo Iib-geynta Qadiyada S/land". Gudoomiyihii hore ee Wajaale, Aadan Shiine

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Madaxweyne Muuse Biixi looga biqi-maayo Qadiyada Somaliland, Waayo?. Sodon jir ayuu ugu Dagaalamay, Wanan ku Bogaadinaya Furista Ururadda iyo Iib-geynta Qadiyada S/land". Gudoomiyihii hore ee Wajaale, Aadan Shiine
Uk(Xogreebnews)-Gudoomiyihii hore ee degmada Wajaale Muj. Aadan Shiine, ayaa si mug iyo miisaan-leh Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi, ku boggaadiyey khudbad sanadeedkiisi dastuuriga ahaa ee u Jeediyey labada gole qaran. Waxanu soo dhoweeyey furista asxaabta, si doorasho dalka uga dhacdo.
Ex. Gudoomiye Aadan Shiine, waxa uu sheegay in qadiyada Somaliland guusheeda uu Madaxweynuhuu ku suntanyahay, sidaasna waxa uu ku sheegay qoraal kooban oo u soo gaadhsiiyey Shabakada Xogreebnews, kaasoo u dhigan sidan.
".Marka hore waan salamayaa bahda Shabakada Xogreebnews, marka xiga, waxaan si kal iyo laaba Hambalyo uga diraya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, oo khudbad sanaadeedkiisi dastuuriga ahaa maanta u Jeediyey labada gole qaran, khudbada Madaxweynuhuu waxay ahayd mid taarikhiyaa, oo aan ka filaynay.
Madaxweynuhu wuxuu Qaranka u wadaa wadadii saxda ahayd ee loo doortay, wanan ku garab taaganahay, waxanan leeyahay hore u soco Madaxweyne.
Madaxweyne Muuse Biixi looga biqi-maayo qadiyada Somaliland, Waayo?. Sodon jir ayuu ugu dagaalamay, markaa maanta looga baqan maayo, sidaas daraadeed, waxan aad usoo dhoweynayaa Furista ururada Siyaasadda ee Madaxweynuhuu ka sheegay labada gole, si loo gaadho doorashooyin xor ah oo xalaala.
Sidaas daraadeed waxa shacabka Somaliland kula dardaarmayaa in aanay dheg u dhigin dhawaaqyada kasoo Baxaya cadowga Somaliland".ayuu yidhi Gudoomiye hore ee degmada Wajaale Mujaahid Aadan Shiine.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured