"Dadwaynaha Reer Somaliland Waxaan Leeyahay, Halka La Taagan Yahay Waad Arkaysaane Ka Tashada"Muj Abees.

0
Wednesday February 19, 2020 - 00:53:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 786
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Dadwaynaha Reer Somaliland Waxaan Leeyahay, Halka La Taagan Yahay Waad Arkaysaane Ka Tashada"Muj Abees.

    "Dadwaynaha Reer Somaliland Waxaan Leeyahay, Halka La Taagan Yahay Waad Arkaysaane Ka Tashada"Muj Abees.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Dadwaynaha Reer Somaliland Waxaan Leeyahay, Halka La Taagan Yahay Waad Arkaysaane Ka Tashada"Muj Abees.

Muj Ibraahim Aadan Cismaan  (Abees) oo kamid ah mujaahidiin usoo halgamay madaxbanaanida somaliland ayaa si adag uga hadlay wararka sheegaya in madaxwaynaha somaliya oo uu weheliyo raysal wasaaraha itoobiya in uu doonayo in  hargaysa yimaado taasi oo uu ku tilmaamay wax layaable islamarkaana ay muhiim tahay in la ogaado cida ka danbaysa ee inoo keenaysa

Muj Abees Ayaa Wax aan suurto gal ahayn ku tilmaamay hadal hayntaa Sheegayna hadii farmaajo hargaysa yimaado in uu qoriga qaadayo dhimashana ay ka xigaan hadii taasi dhacdo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured