Heshiiskii Sadex-geesoodka ahaa 2018-kii Dubai ku Dhex-maray Somaliland, Itoobiya iyo Dp World, Maalgelinta Dekeda Berbera iyo Wadada Corridor ka... dib u Milicso.

0
Sunday March 01, 2020 - 14:47:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 843
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Heshiiskii Sadex-geesoodka ahaa 2018-kii Dubai ku Dhex-maray Somaliland, Itoobiya iyo Dp World, Maalgelinta Dekeda Berbera iyo Wadada Corridor ka... dib u Milicso.

    Heshiiskii Sadex-geesoodka ahaa 2018-kii Dubai ku Dhex-maray Somaliland, Itoobiya iyo Dp World, Maalgelinta Dekeda Berbera iyo Wadada Corridor ka... dib u Milicso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Heshiiskii Sadex-geesoodka ahaa 2018-kii Dubai ku Dhex-maray Somaliland, Itoobiya iyo Dp World, Maalgelinta Dekeda Berbera iyo Wadada Corridor ka... dib u Milicso.
Hargeysa(Xogreebnews)- 1-dii March, 2018-kii ayey ahayd markii Magaalada Dubai ee dalka isu-taga Imaaraadka carabta uu ka dhacay Heshiis taarikhiya oo Sadex-geesood ah, ay ku kala saxeexdeen Xukuumada Somaliland , dawlada Itoobiya iyo Shirkada Dp World, mashruuc weyn oo lagu maalgelinayo Dekeda Berbera iyo Wadada Berbera Corridor.
Heshiiskaas sadex-geesoodka ahaa, ayaa waxa uu hada u muuqdaa mid guulaysanaya, iyadoo dhismaha Dekeda cusub ee Berbera la Filayo inay dhamaado dabayaaqada sanaadkan 2020-ka, halka wadada Berbera Corridor-na, sidoo kale iyana la Filayo in sanaadkan 2020, ay dhamaato.
Heshiiska sadex-geesoodka ahaa waxa dhinaca Somaliland u saxeexay Mareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi, halka dhinaca dawlada Itoobiya na uu saxeexay Wasiirka Maaliyada Axmed Shide, waxa kaloo dhinaca Imaaraadka iyo Dp World World saxeexay Suldan Gudoomiyaha Shirkada Dp World.
Mashrucan ayaa ah kii ugu weynaa ee maalgelin ah ee lagu sameeyo Somaliland, isaggoo ku dhow gabogabo, alla ha inaggu Simo guulaysigiisa, waayo waa tallaabooyin waxtar u leh Bulshada reer Somaliland.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured