Madaxweyne sharciyadii dalka iyo karaamadii dawladnimo ,ma waxaad ugu tumatay Ansixinta Riyo- raac?. Khaalid Maxamuud Saalax.

0
Sunday March 01, 2020 - 23:26:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 672
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne sharciyadii dalka iyo karaamadii dawladnimo ,ma waxaad ugu tumatay Ansixinta Riyo- raac?. Khaalid Maxamuud Saalax.

    Madaxweyne sharciyadii dalka iyo karaamadii dawladnimo ,ma waxaad ugu tumatay Ansixinta Riyo- raac?. Khaalid Maxamuud Saalax.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne sharciyadii dalka iyo karaamadii dawladnimo ,ma waxaad ugu tumatay Ansixinta Riyo- raac?. Khaalid Maxamuud Saalax.
Waxaa wax laga xumaado ah sadex arrin oo ka dhacay wadankeena, waxaynu hore credit ugu haysanay inaynu nahay dad iyagu isku tashaday oo aanay cidina gacan ka siin,kuna dhisanay dawlad iyo shuruuc, qabsanayna doorashooyin aynu maamulkeeda leenahay , arrintaasi waxay sababtay in somaliland madaxweynihii shanaad kirsiga ku fadhiyo, waxay ahayd wax lagu faano, waxayse taasi beenowday labada sano badhka madaxweyne biixi dalka maamulaayey, ugu yaraan sidii doorosho u dhici lahayd mudada 4 jeer ayaa dhexdhexaadin laga galay waxay noqotay 
Hal bacaad lagu lisay waxay maraysaa in niman cadaani waxna inoo soo gooyaan, commisionerna inoo noqdaa, 
Waxaa kaaga darane, madaxweynuhu wuxuu hortooda ka akhriyey labadii gole baarlamaan iyo maxkamadii sare inuu furaayo uraradii , hadalku intuu uurkaaga ku jiro ayu amaanadaa yahay, meel uu kaga noqday lama sheegine mid kale ayuu hadana saxeexay, waxaad moodaa inuu waxa qudhiya ee ugu wayn ee qalbiga madaxweynaha ku jira waxay u eg tahay
1. Inuu ansixiyo commisioner riya raac
2 . Inuu ka adkaado ciro oo tiisa  la raaco 
Uma muuqdo nimay u muuqdaan sumcada dawladnimo ee lumaysa, uma muuqato sharafta iyo karaamada madaxweyne ee qiimo beelaysa, 
Uma muuqato inay sharci tahay mar hadduu dhamaan golleyaasha ka hor sheegay, oo hadduu fulin waayo ay tahay inaanay waxbaba xidhayn.
Waxan kusoo koobayaa jaamac shabeel oo si fiican madaxweynaha u yaqaanay ayaa mar yidhi madaxweynuhu siduu isu leeyahay nin iska celi ayuu wadanka baa bi inayaa taas baa maanta muiqata.oo xaqiiqo ah.
W/Q.
Khaalid Maxamuud Saalax.
Hargeysa/Somaliland 
Saalax54@gmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured