Dadeedu waxay aheed 16 sano jir.? W/Q/xafsa cayni

0
Saturday March 07, 2020 - 15:18:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 830
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dadeedu waxay aheed 16 sano jir.? W/Q/xafsa cayni

    Dadeedu waxay aheed 16 sano jir.? W/Q/xafsa cayni

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dadeedu waxay aheed 16 sano jir.? W/Q/xafsa cayni
Saacadu waxay aheed 9.00 subaxnimo maalin isniin ah 
Sanadkuna wuxuu ahaa 2019 bishii may,
Farxiya axmed waxay aheed mid Ooyaysa.
Lakiin aan hadal ka sobaxayniin xiligaas.
Ma jirin wax xarakaad ah Oo ay bixinayeen gacmaha iyo melokale indhaha waxay ahayeen kuwo Eegaya horteeda Oo Kaliya.
Ilmadu waxay qoysay dharka ay xidhantay 
Farxiya waa haweenay dadeedu tahay 16 sano jir dhigata dugsi dhexe.
Hal markaliya waxa is badashay qorshihii nololeed iyo higsigii,
Kadib markii wiil ka yar ama inanyar Oo ay ladhalatay dilay wiil ay isla sheekayeen.
Sidaasi darteed Losiiyay godobreeb wiilka ladilay aabahiis Oo da" ah)
LASOCO 
halkay kudhamaato
 Qaybta danbe



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured