DIYAARADDII AY WADA RAACEEN...Diyaarad yar ayaa waxa wada raacay, Muse Biixi, A/Rahman Cirro, Faysal A. warabe, Jamal A. Hussein, Gabadh yar oo 8 jir ah, iyo Pilot kii diyaaradda waday.W/Q. Cali Xaraare Sheeko Xiiso badan

0
Saturday March 14, 2020 - 21:19:16 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 969
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DIYAARADDII AY WADA RAACEEN...Diyaarad yar ayaa waxa wada raacay, Muse Biixi, A/Rahman Cirro, Faysal A. warabe, Jamal A. Hussein, Gabadh yar oo 8 jir ah, iyo Pilot kii diyaaradda waday.W/Q. Cali Xaraare Sheeko Xiiso badan

    DIYAARADDII AY WADA RAACEEN...Diyaarad yar ayaa waxa wada raacay, Muse Biixi, A/Rahman Cirro, Faysal A. warabe, Jamal A. Hussein, Gabadh yar oo 8 jir ah, iyo Pilot kii diyaaradda waday.W/Q. Cali Xaraare Sheeko Xiiso badan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DIYAARADDII AY WADA RAACEEN...Diyaarad yar ayaa waxa wada raacay, Muse Biixi, A/Rahman Cirro, Faysal A. warabe, Jamal A. Hussein, Gabadh yar oo 8 jir ah, iyo Pilot kii diyaaradda waday.W/Q. Cali Xaraare Sheeko Xiiso badan
Diyaaraddii ayaa markii ay meel dhexe maraysay cillad farsamo ku dhacday. Pilot kii wuxuu go'aansaday inuu diyaaradda ka boodo. Diyaaradda waxaa saarnaa  5 Baarashuut( Parachute) .dadkana tiradoodu waa 6 qof.
Pilot kii ayaa hal Baarashuut la goostay. Muse Biixi ayaa isna hal Baarashuud ku booday, Faysal baa ka daba booday, A/Rahman Cirro ayaa isna hal Baarashuut garbaha sudhay oo ka booday Diyaaraddii.
Waxaa isku soo hadhay Jamal A. Hussein iyo gabadhii yarayd.
Jamal baa gabadhii ku yidhi : Adeer adigaa soo koraya oo ubaxii berrito ah ee qaado halka qudha ee Baarashuud ee inoo hadhay , Anigu naftyada adigaan kuu hurayaaye dhaqso u bood.
Gabadhii baa tidhi: Adeee 2 Baarashuut baaba hadhay, innagu fillan ee aan ka boodno diyaaradda.
Jamaal oo yaabban baa yidhi : oo Adeer, siday 2 Baarashuut u hadhay?
Gabadhii waxay tidhi: Adeer Faisal A. waraabe ayaa garbaha sudhay shandaydii iskuulka (Back pack) isaga oo u malaynaya Baarashuut (Parachute).
Jamal A. Hussein isaga oo qoslaya ayuu Baarashuudkii xidhay wuxuuna gabadhii ku yidhi : Allaylehe caqligaasi caqligii Faysal waa yahay.!
Waxaa Qoray: Ali Harare kaftanka siyaasadda



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured