Siyaasadii Wasiirka Isgaadhsiinta Oo Horseeday Kala Qaybinta Jufadiisa Hoose Iyo Saamaynta Hadalo Iska Soo Horjeedo Oo Ay Warbaahinta Isku Mariyeen 48Sacadood Ee UDanbeeyay.

0
Tuesday March 24, 2020 - 19:01:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 557
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasadii Wasiirka Isgaadhsiinta Oo Horseeday Kala Qaybinta Jufadiisa Hoose Iyo Saamaynta Hadalo Iska Soo Horjeedo Oo Ay Warbaahinta Isku Mariyeen 48Sacadood Ee UDanbeeyay.

    Siyaasadii Wasiirka Isgaadhsiinta Oo Horseeday Kala Qaybinta Jufadiisa Hoose Iyo Saamaynta Hadalo Iska Soo Horjeedo Oo Ay Warbaahinta Isku Mariyeen 48Sacadood Ee UDanbeeyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasadii Wasiirka Isgaadhsiinta Oo Horseeday Kala Qaybinta Jufadiisa Hoose Iyo Saamaynta Hadalo Iska Soo Horjeedo Oo Ay Warbaahinta Isku Mariyeen 48Sacadood Ee UDanbeeyay. GABILEY(Xogreebnews)-Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo technolajiyada jsl Dr Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi Jibriil ayaa ah Masuulka kaliya ee xilka Wasiirnimo ka haya Xukuumada madaxwayne biixi Ee Kasoo Jeeda Gobolka Gabiley. Wasiir Cabdiwali oo shacabka reer somaliland iyo guud ahaan Bulshada gobolka gabiley Uhanwaynaayeen kana qabeen in uu yahay masuul aqoonyahan oo qaranka wax kusoo kordhinaya islamarkaana sifiican uxidhiidhiya shacabka gobolka gabiley iyo xukuumada madaxwayne biixi ee ay taageerada balaadhan la garab isgaateen ayaa wakhtigan waxaa kasoo ifbaxay dhaqano ugub ku ah gobolka gabiley kuwaasi oo horseeday in uu khilaaf culus soo kala dhex galo isaga iyo jufadiisa hoose kadib markii lagu eedeeyay in uu xabsiga utaxaabay ganacsato iyo odoyaal jufadiisa hoose kasoo jeeda oo mudo ku xidhan xabsiga magaalada gabiley. Xadhiga odoyaasha iyo ganacsade ay isku jufo hoose yihiin ayaa waxaa ka dhalatay khilaaf iyadoo habeenkii xalay ahaa ay warbaahinta ka hadleen odoyaal iyo xildhibaano jufadiisa hoose ah oo wasiirka ku eedeeyay xadhiga odoyaasha iyo ganacsadaha iyagoo sheegay in uu ka dhex wado khilaaf iyo u adeegsi awood dawladeed, Waxgaradka iyo xildhibaan kamid golaha deeganka gabiley ee warbaahinta la hadlay ayaa wasiir ugu baaqay in uu ka dhex baxo arimaha dhaqanka ee beeshiisa hoose. Dhanka kale odoyaashan wasiirka eedaha ujeedyay ayaa madaxwaynaha somaliland ugu baaqay in uu ka qabto wasiirka oo ay sheegeen in uu horgale ka dhigtay xildhibaan cabdilaahi black oo isla jufo hoose ay isku yihiin balse aan wax samayn ah ku lahayd beesha mudadii uu xildhibaanka golaha wakiilada ahaa oo gaadhaysa 10sano aanu waxba uqaban beeshii uu kasoo jeeda iyo deegaanadeeda, Sidoo kale waxaa isla maanta warbaahinta wasiirka isgaadhsiinta ka difaacay eedaha ay ujeediyeen odoyaashaa hore qarkamid ah odoyaasha ay isku jufada hoose yihiin Arinta ay ku...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured