Taliyaha Ciidamada Milateriga Nigeria iyo Badhasaabka Gobolka Bauchi oo laga helay Xanuunka CORONAVIRS-ka.

0
Wednesday March 25, 2020 - 03:07:37 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 715
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidamada Milateriga Nigeria iyo Badhasaabka Gobolka Bauchi oo laga helay Xanuunka CORONAVIRS-ka.

    Taliyaha Ciidamada Milateriga Nigeria iyo Badhasaabka Gobolka Bauchi oo laga helay Xanuunka CORONAVIRS-ka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidamada Milateriga Nigeria iyo Badhasaabka Gobolka Bauchi oo laga helay Xanuunka CORONAVIRS-ka.
Kano(Xogreebnews)-Tirada dadka laga helay Xanuunka CORONAVIRS-ka, dalka Nigeria ayaa sii kordhaysa, waxana hada baahiyey warka Wargeyska daily Trust in xanuunku haleelay qaar kamid ah madaxda ugu saraysaa dalka Nigeria.
Kuwasoo ay kamid yihiin Taliyaha Ciidamada milateriga dalka Nigeria 
Chief of Staff, Malam Abba Kyari.
Sidoo kale, waxa uu haleelay Coronaviruska Badhasaabka Gobolka Bauchi Bala Abubakar.
Wixii kasoo kordha la soco Xogreebnews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured