![]() DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Ku Baaqay In Loo Hogaansamo Awaamiirta Xukuumada Jsl.
DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Ku Baaqay In Loo Hogaansamo Awaamiirta Xukuumada Jsl.
HARGAYSA(Xogreebnews)-Xoghayaha guud ee xisbiga wadani ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo xanuunka coronavirus ee aduunka saamaynta ba,an ku haya Sidoo kale xisbiga wadani ayaa shacabka ugu baaqay in ay uhogaansamaan awaamiirka xukuumada Somaliland ee la xidhiidhka ka hortaga coronavirus. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Leave a comment |
|
DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Ku Baaqay In Loo Hogaansamo Awaamiirta Xukuumada Jsl.
DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Ku Baaqay In Loo Hogaansamo Awaamiirta Xukuumada Jsl.