Muj Cabdi Ismaaciil Oo Ka Hadlay Marxaladihii Usoo Maray Dhulka Ina Xasan Dalab Ee Wakhtigan Xukuumada Xooga Kaga Qaaday Iyo Damaca Madaxwayne Biixi!...

0
Thursday March 26, 2020 - 00:42:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muj Cabdi Ismaaciil Oo Ka Hadlay Marxaladihii Usoo Maray Dhulka Ina Xasan Dalab Ee Wakhtigan Xukuumada Xooga Kaga Qaaday Iyo Damaca Madaxwayne Biixi!...

    Muj Cabdi Ismaaciil Oo Ka Hadlay Marxaladihii Usoo Maray Dhulka Ina Xasan Dalab Ee Wakhtigan Xukuumada Xooga Kaga Qaaday Iyo Damaca Madaxwayne Biixi!...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muj Cabdi Ismaaciil Oo Ka Hadlay Marxaladihii Usoo Maray Dhulka Ina Xasan Dalab Ee Wakhtigan Xukuumada Xooga Kaga Qaaday Iyo Damaca Madaxwayne Biixi!...

LONDON(Xogreebnews)-Mujaahid Cabdi Ismaaciil Oo kamid Qoyska Maxamed Xasan Dalab Ee dhul ay ku lahaayeen galbeedka Magaalada hargaysa Ay  Xukuumada Madaxwayne Biixi xooga kaga qaaday iyadoo Aan loo soo marin Sifo Sharciga waafaqsan.

Sidoo kale Muj Cabdi Ismaaciil ayaa banaanka keenay Damaca madaxwaynuhu ka leeyahay dhulkooda iyo Marxaladihii uu soo maray dacwada dhulkan oo ay hore ugu haysteen shakhsiyaad kamid ah qoyska hoose ee madaxwayne muuse biixi.

Dhanka kale Muj Cabdi Ismaaciil ayaa sheegtay in dhulkoodan uu madaxwaynuhu doonayo in uu isagu ka qaato balse aanay jirin wax madaxtooyo ah oo qaranka looga dhisayo.

 

Muj Cabdi  Ismaaciil ayaa isbarbar dhigay qaabka uu dhulka ina xasan dalab ku qaatay iyo sida uu xooga ugu fushanayo dhulka uu madaxwaynuhu leeyahay qoyskayga ayaa lahaa oo dadkii deganaa xoog ciidan lagaga rarayo kuwaasi oo ay degan yihiin  boqolaal qoys kana dhisan yihiin guryo nooc walba leh.

HALKAN KA DHAGAYSO WARKA MUJ CABDI ISMAACIIL OO FAAH FAAHSAN;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured