MAAREEYE SICIID XASAN Cabdilaahi Waxqabadkiisa hadaan is yara dul taago mudadii koobneyd ee uu xilla Hayey,

0
Saturday March 28, 2020 - 20:22:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 736
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    MAAREEYE SICIID XASAN Cabdilaahi Waxqabadkiisa hadaan is yara dul taago mudadii koobneyd ee uu xilla Hayey,

    MAAREEYE SICIID XASAN Cabdilaahi Waxqabadkiisa hadaan is yara dul taago mudadii koobneyd ee uu xilla Hayey,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MAAREEYE SICIID XASAN Cabdilaahi Waxqabadkiisa hadaan is yara dul taago mudadii koobneyd ee uu xilla Hayey,
Maareeyuhu markii kowaad wuxu Soo celiyey tiro shaqaale ah oo Dbw iyo maareeyihii hore ay shaqada ka fadhiisiyeen,
2; wuxu ku guuleystey isfahamka ganacsatada,iyo dbworl 
3:wuxu sidoo kale meesha ka saaray khilaafkii shaqaalaha iyo shirkada Soo kala dhexgeli jirey 
4 : wuxu Soo iibiyey 2taag oo aaney keenin kuwii ka horeeyey 
5:maareyuhu wuxu keeney doomaha casriga ah ee Marakiibta loogu adeego waana markii kowaad ee dekeda berberi heerkas gaadho
Iyadoon tiro lagu Soo koobeyn waxqabadkiisa hadaynu intas kaga nimaadno 


Maareyuhu miyaaanu mudnayn in LA gudoonsiiyo wax shahaado sharaf yadii gobolka LA isla barbaryaacaayey.
Hadii Siciid xasan cabdilahi intaaso qodob shahaado sharaf lagu gudoonsiin waayo 
Qolooyinkii bixin jirey shahaado sharafta 3qodob ayuunbey noqonayaan 
1:inaaney daacad ka ahayn bixinta shahaadooyinkii DhB ay ULA tartami jireen oo ay dano khaasa ka lahaayeen
2: iNey cid gaari isoo dhiibato oo lasoo dhexmariyo uun oo aaney macnaha fahminba ,
3: iyo iney  daacad ka ahayd oo ay maareeyahana usoo wadaan bilad sharaf uu xaqa u leeyey 
W.q /mohamed Kayse gahayr


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured