Gudoomiyihii hore ee Degmada Wajaale Aadan Shiine, oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Ciidamada Booliska Iyo Qoyskii uu ka Baxay Taliyihii Degmada Arabsiyo Marxuum Cawil Abiib...

0
Monday March 30, 2020 - 23:42:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 697
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyihii hore ee Degmada Wajaale Aadan Shiine, oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Ciidamada Booliska Iyo Qoyskii uu ka Baxay Taliyihii Degmada Arabsiyo Marxuum Cawil Abiib...

    Gudoomiyihii hore ee Degmada Wajaale Aadan Shiine, oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Ciidamada Booliska Iyo Qoyskii uu ka Baxay Taliyihii Degmada Arabsiyo Marxuum Cawil Abiib...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyihii hore ee Degmada Wajaale Aadan Shiine, oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Ciidamada Booliska Iyo Qoyskii uu ka Baxay Taliyihii Degmada Arabsiyo Marxuum Cawil Abiib...
Hargeysa(Xogreebnews)-Gudoomiyihii hore ee Degmada Wajaale Mujaahid Aadan Shiine, ayaa Tacsi tiiraanyo leh u diray Ciidamada Booliska Somaliland, shacabka iyo eheladii uu ka baxay Alle ha unaxariistee Taliyihii degmada arabsiyo ee Gobolka gabiley Marxuum Cawil Abiib.
Mudane Aadan Shiine waxa uu ku Tilmaamay Marxuumka Shaqsi aad u qiimo badan, isla markaana dad la dhaqan leh, maadaama oo ay mudo dheer soo Wada-shaqeeyeen. Sidoo kale waxa uu Gudooomiye Aadan Shiine si gaar ah uga tacsiyey Marxuumka eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay, waxanu Ilahay uga baryey inuu jano Fardawsa ugu deeqo Marxuumka. Aamin aamin aamin.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured