Golaha Deegaanka Gabiley Oo Noqday Maamulkii U Horeeyey Dowladaha Hoose Ee Dalka Ee Bulshada La Wadaaga Wacyigalinta Ka Hortaga Coronavirus...

0
Monday March 30, 2020 - 23:51:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 809
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Deegaanka Gabiley Oo Noqday Maamulkii U Horeeyey Dowladaha Hoose Ee Dalka Ee Bulshada La Wadaaga Wacyigalinta Ka Hortaga Coronavirus...

    Golaha Deegaanka Gabiley Oo Noqday Maamulkii U Horeeyey Dowladaha Hoose Ee Dalka Ee Bulshada La Wadaaga Wacyigalinta Ka Hortaga Coronavirus...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Deegaanka Gabiley Oo Noqday Maamulkii U Horeeyey Dowladaha Hoose Ee Dalka Ee Bulshada La Wadaaga Wacyigalinta Ka Hortaga Coronavirus...

GABILEY(Xogreebnews)-Golaha Deegaanka Ee Degmada Gabiley Oo Uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Golahaasi ahna Duqa Magaalada Gabiley Maxamed-Amiin Cumar Cabdi, ayaa noqday Maamulkii u horreeyey dowladaha Hoose ee magaalooyinka dalka ee Shacbi-weynaha u soo bandhiga wacyi-gelin ku saabsan qaabka looga hortago, loogana feejinaado Caabuqa CoronaVirus oo saamayn taban ku haya isla markaana si xawli ah ugu fidaya caalamka.

 

Muuqaalkan Wacyi-gelinta ah oo lagu soo bandhigay tallaabooyinka ay mudan tahay in qofku sameeyo si looga hortago faafista cudurka COVID-19 ee ka dhasha Caabuqa Coronavirus, ayaa waxaa bulshada ku dhaqan gobolka gabiley iyo guud ahaan shacabka Somaliland la wadaagay Golaha Deegaanka ee Degmada Gabiley.

HALKAN KAGA BOGO FARIINTA WACYIGALINTA EE KA HORTAGA CAABUQA CORONAVIRUS EE GOLAHA DEEGAANKA GABILEY;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured