War degdeg ah: Somaliland Oo Xaqiijisay Kiisaskii Ugu Horeeyey Ee Xanuunka Covid 19 In Laga Helay Laba qof.

0
Tuesday March 31, 2020 - 19:34:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 464
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War degdeg ah: Somaliland Oo Xaqiijisay Kiisaskii Ugu Horeeyey Ee Xanuunka Covid 19 In Laga Helay Laba qof.

    Somaliland Oo Xaqiijisay Kiisaskii Ugu Horeeyey Ee Xanuunka Covid 19 In Laga Helay Laba qof.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland Oo Xaqiijisay Kiisaskii Ugu Horeeyey Ee Xanuunka Covid 19 In Laga Helay Laba qof.
Hargeysa(Xogreebnews)- Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horraysay Xaqiijisay in kiiskii ugu horeeyey ee Xanuunka karoona fayras lagga hellay laba qof, kuwaas oo ku kale sugan magaalooyinka Berbera  iyo Buco ,sidda ay hadda sheegaan Guddida somaliland u qaabilsan Ka Hor-tagga Karoona Fayras.
Docda kalena waxa la sheegay in labadan qof uu midkood yahay Jayniis,halka qof kalena uu yahay muwaadin reer somaliland ah oo haysta dhalashada dalka ingriiska.


"Waxa aanu xaqiijinaynaa in Labadii qof ee ugu horreeyey Jamhuuriyadda Somaliland laga helay Cudurka Coronavirus (Covid-19) ka dib baadhitaan lagu sameeyey 3 qof oo looga shakiyay cudurka.
Labadani qof ayaa kala ah muwaadin reer Somaliland ah oo haysta dhalashada dalka Ingiriiska kaasi oo ku sugan magaaladda Burco iyo Muwaadin ajaanib ah oo u dhashay waddanka China kaas oo ku sugan Magaalada Berbera.
Labada qofba Xaaladdoodu way degantahay Immika , Waxaana si dhaw ula socda Hay'adaha Caafimaadka qaranka iyo Guddida Qaran ee ka hortagga iyo u diyaargarowga Covid-19.
Shacbiga waxaan ugu baaqaynaa inay raacaan Tilmaamaha iyo Wacyigelinta Guddida.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured