DAAWO;-Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka Iyo Arimo kale Oo Xasaasiya!

0
Tuesday March 31, 2020 - 20:56:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1039
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO;-Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka Iyo Arimo kale Oo Xasaasiya!

    Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Shaaciyay In Madax-dhaqameedka Jsl Ka Qayb Qaadan Doonaan Wada-hadalada Somaliya Iyo Somaliland,Jawaabna Siiyay dadka ku eedeeyay in ay siyaasada ku milmeen,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Shaaciyay In Madax-dhaqameedka Jsl Ka Qayb Qaadan Doonaan Wada-hadalada Somaliya Iyo Somaliland,Jawaabna Siiyay dadka ku eedeeyay in ay siyaasada ku milmeen,

HARGAYSA(Xogreebnews)- Suldaanka guud ee beelaha subeer awal suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan ayaa ka hadlay arimo door oo la xidhiidha xaalada dalka iyo doorka madaxdhaqameedka ee wadahadalada Somaliland iyo somaliya.

Sidoo kale  suldaan xasan ayaa jawaab ka bixiyay siyaasi siyiinta madaxdhaqanka ku eedeeyay in ay ku milmeen siyaasada.

 

Dhanka kale suldaana guud ee subeer awal ayaa ka hadlay shaqaaqo dhawaan ka dhacday deegaanka fadhi gaab ee gobolka sanaag,

HALKAN DAAWO MUUQAALKA WARKAN;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured