"Waa Mushkilad Iyo Masiibo Dalka Ku Habsatay Golaha Wakiiladu, Mana Doonayaan In Ay Doorasho Dhacdo"Ex Wasiir Shucayb,

0
Saturday April 04, 2020 - 00:09:24 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 559
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waa Mushkilad Iyo Masiibo Dalka Ku Habsatay Golaha Wakiiladu, Mana Doonayaan In Ay Doorasho Dhacdo"Ex Wasiir Shucayb,

    "Waa Mushkilad Iyo Masiibo Dalka Ku Habsatay Golaha Wakiiladu, Mana Doonayaan In Ay Doorasho Dhacdo"Ex Wasiir Shucayb,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waa Mushkilad Iyo Masiibo Dalka Ku Habsatay Golaha Wakiiladu, Mana Doonayaan In Ay Doorasho Dhacdo"Ex Wasiir Shucayb,

GABILEY(xogreebnews-Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Warshadaha somaliland ee Xukuumadii Axmed Siilaanyo Siyaasi Shucayb Maxamed Muuse ayaa dhaliilihii ugu cuslaa Ujeediyay golaha wakiilada oo uu sheegay in ay caqabad ku yihiin doorasho dalka ka dhaca,Xilkii umadu u idmatayna ay kaga mashquuleen dhaqaale raadis iyo in ay kolba cable eryadaan.

Ex wasiir shucayb ayaa wax laga xumaadoku tilaamay talaabada golaha wakiiladu kusoo celiyeen labadii xubnood ee mucaaridka uga mid noqon lahaa komishanka doorashooyinka oo uu sheegay in ay buuxiyeen shuruudihii looga baahna.

Dhanka kale ex wasiirka shucayb ayaa ka hadlay gabiley iyo isbadalada horumar ee ay ku talaabsatay.

 

 

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured