Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Marxuum Khaliil Cismaan Saban.

Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ku hadlaya magaciisa, ka hoggaanka, fulinta, garabbada dhallinyarada iyo haweenka waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Dhamman Reer Cismaan Saban iyo guud ahaan Qaranka Somaliland oo uu ka tacsiyaynayo geerida Alle ha u naxariistee Marxuum Khaliil Cismaan Saban Oo ku geeriyooday saaka Hargeysa.
Guddoomiyuhu wuxuu Illaahay uga baryayaa Marxuumka in uu su'aasha u fududeeyo, una dambi dhaafo, Jannatul Firdowasana ka waraabiyo, ehelka, qaraabada iyo carruurtii uu ka tagayna samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo.
Inaalillaahi wa inaailayhi raajicuun.
Af-hayeenka Xisbiga WADDANI. Leave a comment |
|