Abaal-badha Abaal bur iyo Dheeraada Ninba kiisa kaan ugu bedeli Beerka ka Ogsooni".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

0
Saturday April 04, 2020 - 20:54:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2312
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abaal-badha Abaal bur iyo Dheeraada Ninba kiisa kaan ugu bedeli Beerka ka Ogsooni".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

    Abaal-badha Abaal bur iyo Dheeraada Ninba kiisa kaan ugu bedeli Beerka ka Ogsooni".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abaal-badha Abaal bur iyo Dheeraada Ninba kiisa kaan ugu bedeli Beerka ka Ogsooni".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule
"Waxaan jecelahay inaan halkan kaga hadlo  Sadex goor oo lama ilaawana ee dawlada iyo dadka Ethopia ay qaateen bulshada Reer Somaliland una baahan inaynu mar walba maanka ku hayno kuwaasoo kala ah:-
1. Bulshada Somaliland Markii ay dagaaladu ku habsadeen, naf iyo maalba ay kala dhaqaaqeen, waxaa qaadatay Ethopia ooynu dalkooda ku baadbaadnay si fiicana laynoogu soo dhaweeyey, ogaada waqtiga dhib aan la soo koobi karin ayeynu wadankaa ku haynay waase laynoogu dul qaatay.
2. Markii ay inagu adkaatay jid aynu aduunka intiisa kale ugu gudubno, ee albaab walba laynaga xidhay wadamada kale, Ethopia waxay inoo furtay jidkii keli ahaa ee aynu debed ugu bixi lahayn madax iyo minjoba, waxay u dhabar adaygeen dagaalkasta oo siyaasadeed, amaba duplamasiyeed oo ku imanaayey,
3. Mar Sadexaad oo iminka ah Dagaalkii hawada Somalia ku soo qaaday diyaaradaha Somaliland yimaada, iyadoo ka faaidaysaysa Xanuunka Caronaviruska ee aduunka ka dilaacay, Ethopia airline way u dhabar adaygtay waxayna qiimaysay Heshiiska somaliland u dhexeeya.
 Haddaba anigoo aan sahashanayn Dhibaatada uu xanuunkani leeyahay, Waxaase iyana ii barbar taala nin walba sida aan ugu hambaynayo, amaba aan ula naf qaybsanayo, waxaan leeyahay  "Abaal badha Abaal bur iyo Dheeraada nin ba kiisa kaan ugu bedeli beerka ka ogsooni" dhib badan ayey igu dul qaateen, aniguna dhib badan baan ugu dul qaadanaya' 
intan is banbaanin karona waan is banbaaniya 
Allena waan talo-saaranaya, wabilaahi tawfiiq.
Kayd Cabdilahi Xandule.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured