DAAWO;-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Xukuumada Jsl Ku Eedeeyay In Ay Ka Danbayso Madaxdhaqameed Maalmihii Udanbeeyay Uhanqal Taagayay Somaliya!

0
Saturday April 04, 2020 - 21:57:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 821
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO;-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Xukuumada Jsl Ku Eedeeyay In Ay Ka Danbayso Madaxdhaqameed Maalmihii Udanbeeyay Uhanqal Taagayay Somaliya!

    DAAWO;-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Xukuumada Jsl Ku Eedeeyay In Ay Ka Danbayso Madaxdhaqameed Maalmihii Udanbeeyay Uhanqal Taagayay Somaliya!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DAAWO;-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Xukuumada Jsl Ku Eedeeyay In Ay Ka Danbayso Madaxdhaqameed Maalmihii Udanbeeyay Uhanqal Taagayay Somaliya!

Siyaasi Rashiid Jaamac Yuusuf (Sheekhul axmar) oo kamid ah siyaasiyiinta sare ee xisbiga wadani ayaa xukuumada ugu baaqay in ay talaabo ka qaado salaadiyiin maalmihii udanbeeyay uhanqal taagayay somaliya iyo inay galayaan wadahadaladii Somaliland iyo somaliya isagoo xusay in arimaha wadahadalka lagu ogaa xukuumada balse aanay garanayn sobobta salaadiyiinta ay udaawanayso ficilada kasoo baxaya.

 

 

Dhanka kale siyaasi rashiid ayaa sheegay in madaxdhaqameedka hadlayaa ay yihiin kuwii shalay madaxwayne biixi soo dhisay ee kursiga fadhiisiyay wakhtigana aanu garan sobobta ay ololaha ugaleen hadii aanu madaxwaymuhu kula socon

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured