Madaxwaynaha Somalida Itoobiya Mustafe Cagjar oo Madaxweyne Muuse Biixi ka Dalbaday inuu sii Daayo Samafale Cabdimalik Muuse Coldoon...

0
Tuesday April 07, 2020 - 12:52:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 555
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Somalida Itoobiya Mustafe Cagjar oo Madaxweyne Muuse Biixi ka Dalbaday inuu sii Daayo Samafale Cabdimalik Muuse Coldoon...

    Madaxwaynaha Somalida Itoobiya Mustafe Cagjar oo Madaxweyne Muuse Biixi ka Dalbaday inuu sii Daayo Samafale Cabdimalik Muuse Coldoon...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwaynaha Somalida Itoobiya Mustafe Cagjar oo Madaxweyne Muuse Biixi ka Dalbaday inuu sii Daayo Samafale Cabdimalik Muuse Coldoon...
Hargeysa(Xogreebnews)- "Waxaan xariir lasameeyay madaxwayne muuse biixi cabdi, waxaana kawada hadalnay Arimaha Amniga iyo sidii LA-iskaga kaashan lahaa si looga hortago caabuqa Covid19, loona adkayn lahaa xuduudaha labada dhinac si looga hortago faafida cudurka.
Waxaan sidoo kale madaxwaynaha kawada hadalnay, Arinta Samafale Cabdimalik Coldoon madaxwaynaha aad buu ugu mahadsan yahay Tixgalinta codsiga xukuumada". 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured