WararkaWasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Golaha Wakiilada Warbixin Ka Siiyay Xeer Lagu Asaasi Doono Hay`ada Madaarada Dalka Oo Uu Hordhigay Golaha Iyo Wakiilada Oo Dhegeha Ka Furaystay.Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka wasaradda duulista iyo hawada Somaliland maxamuud xaashi cabdi ayaa hor tagay gollaha wakiilada halkaaso u watay qorsheDAAWO: Madaxwaynaha Somaliland oo xafiiskiisa uu ku qaabiley Raysal wasaaraha EthopiaAddis ababa(xogreebnews.com-Madaxwaynaha somaliland iyo waftigii uu hogaaminaayey ayaa saaka waxa xafiiskiisa ku qaabiley raysal wasaaraha Ethopia sidoo kalena ka wada hadley arimo badan. xogreebnews.com-Addis ababaBarnaamijka Dhaliinyarada TV-ga Qaranka JSL Oo Aan Kaga Hadli Doono Horumarinta Dhaliinyarada.Barnaamijka Dhaliinyarada TV-ga Qaranka JSL Oo Aan Kaga Hadli Doono Horumarinta Dhaliinyarada.Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Ku Hawlan Qorshe U Ugu Magac-Daraayo Madaarka Berbera Saleebaan Gaal:Hargeisa(xogreebnews.com-)wasiirka wasaaradda duulista iyo hawad somaliland mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa la sheegay inuu ku hawlan qorshe beeleysan oo u doonaayo inuu madaarka caalamiga ah ee berbera Airport uguHees Cusub (Hagaag) Ilwaad England 2014 HDHees Cusub (Hagaag) Ilwaad England 2014 HDBadhasaabka Xilka Iska Casilay Ee Gobolka Togdheer Oo Markii Ugu Horaysay Faah Faahin Ka Bixiyey Sababaha Keenay Is CasilaadiisaHargeysa(xogreebnews.com-badhasaabka Gobolka Togdheer AxmedCumar Xaaji Cabdilaahi Xamarje ayaa markii ugu horaysay shaaca ka qaaday inuuiscasilaadiisa u gudbiyey madaxweynaha somaliland.Wasiirka Arrimaha Gudaha oo cambaareeyey Falkii ay Al-Shabaab ku joojinaysay Internetka,digniina u diray shirkadaha Isgaadhsiinta.Muqdisho-(xogreebnews.com-Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Cabdikarim Xuseen Guuleed ayaa cambaareeyey maleeshiyaadka Al-Shabaab dhawaaqidii ay ku sheegeen inay xanibayaan adeegyada internetka oo shacabku isticmaalo.Baarlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Muddo 10 maalmood Ah Ugu Daray Wakhtiga Ra’iisal Wasaare C/weli Oo Ku Haftay Dhismaha DawladaMuqdisho(xogreebnews.com--Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federalka ee Soomaaliya Dr. C/weli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa wuxuu maanta uu fursad u helay 10 maalmood oo dheeraad ah, oo uu ku soo xulan karo Golahiisa Wasiirada.Ururka Al Shabaab Oo Ka Hadlay Sababta Ay U Joojiyeen Adeegga Mobile Internet iyo Fiber OpticMuqdisho(xogreebnews.com--Al-Shabaab ayaa waxa ay sharaxaad ka bixiyeen sababaha keenay joojinta adeega Internet Mobile iyo Fibre Optic, iyaga oo ku faah-faahiyay sababahaasi bayaan ay soo saareen.WAR CULUS: Gudomiyaha Gobolka Togdheer Axmed Cabdilaahi Xamarje Warqad Is Casilaad Ah U Gudbiyey Madaxwayne Siilaanyo.Hargaysa(Xogreebnews.com-sidaa ay ilo lagu kalsoon yahay ay sheegayaan gudoomiye xamerje ayaa la sheegay in uu warqad is casilaad ah u gudbiyeySHIR WEYNAHA KULMIYE OO QABSOOMI LA"DINBA LOO DHIGAY,KHILAAFKIISA OO CIRKA ISKU SHAREERAYHargeysa (xogreebnews.com- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in aanu jirin khilaaf ka taagan shirweynaha Kulmiye.MADAXWEYNE SIILAANYO OO KA DABA-TAGAY WAFTIGII TABAABARKA KU QAADANEYSAY ADDIS-SABABAHargaysa(xogreebnews.com-Axmed maxamed maxamuud siilaanyo ayaa ka daba tagay wafti wasiiro ah oo maalinti arbacadii ka dhoofay dalka iyaago tababar kusoo qaadanaaya dalkaSomaliland iyo Puntland Ayaa Laga Shaki Qabaa in uu Burburo heshiiskii ay Hore Uga Gaadheen Xuduudka u Dhaxeeya Madaxwaynaha cusub Awgii–GAROWE(Xogreebnews.com)Warar xogogaala oo aanu ka helayno xoginta Madaxwaynaha xilka ka siidagaya ee maamul goboleedka puntaland ayaa waxaa uu dabooka ka Qaaday heshiisyo aqorsoon oo ay wada galeen somalilandMadaxweyne Abdi Wali Gaas Oo Ka Hadlay Waxa Uga Qorshaysan Xidhiidhka Dowladda Federaalka Iyo PuntlandGaroowe(xogreebnews.com-Madaxweynaha Dowladda Puntland ee dhowaan la doortay Dr.Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ka hadlay waxaa uga qorsheysan Xiriirka Puntland iyo Dowladda Federaalka oo in dhowayd mugdi ku jiray.Xubnaha Ugu Awooda Badan Beesha Siilaanyo oo la Xidhiidhay Xasan-ka Somaliya si Qof Beeshooda uu u Siiyo BOOSKII FoosiyaHargeysa(xogreebnews.com)-Warar Wargeyska "Yool" ka helay ilo-diblumaasiyadeed, ayaa sheegaya in xubno ka kala tirsan Xukuumada iyo Golaha Guurtida Somaliland ay MadaxweynahaWEFDIGII Somaliland oo Addis Khubaro Uga Fureen Tabobar Lagu Fahansiinayo Wanaaga FaderaalnimadaAddis Ababa(xogreebnews.com--Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Addis Ababa ee Xarunta dalka Itoobiya, ayaa sheegaya in Wefdigii Xukuumada Somaliland ee u baxay Wada-hadalada Soomaaliya ee dhawaan dib uga furmi doona dalka Turkiga uu Caasimada Addis AbabaMadaxweyne Siilanyo oo saaka safar debedeed u bixi doona+dalalku tegi doono+Ujeedooyinka safarkiisaHargeisa-(xogreebnews.com-Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud siilanyo oo ay weheliso Afadiisa Marwo Aamina Weris Jirde ayaa la filayaa inuu saaka ka anbabxo magaalada Hargeysa una kicitimo dhankaas iyo dalka Itoobiya.Masuuliyiintii UCID Ee Gobolka Sanaag Oo Shaaciyay Inay Siyaasad Xumo Uga Baxeen XisbigoodiiHargaya(xogreebnews.com-- Masuuliyiintii xisbiga UCID ee gobolka Sanaag, ayaa shaaca ka qaaday inay iska casileen xilkii iyo xubinimadoodii xisbigaasi, ka dib markii siday ay ku doodeen UCID ay soo waajahday wax ay ugu yeedheen Hoggaan xumo iyo siyaasad gurracan.Badhasaabku Xigeenkii Hore Ee Gobalka Togdheer Oo Ciidamada Boolisku Ka Qabteen Kaantaroolka HaleeyaHargaysa(xogreebnews.com-Gudomooye ku xigeenkii hore ee gobolka Togdheer Guulleed Daahir Samater ee dhawaan laga soo daayey xabsiga magaaladda Berbera ayaa xalay 11:00pm ciidaanka booliska ee magaaladda Hargaysa ay xidheen, ka dib markii ay ka qabteen kantaroolka haleeya,isagoo dhinaca magaaladda Burco…Suldaan Xukuumadda Uga Digay Seeraha Aroori Ee Konfurta Burco In Loo Xidho Shirkadda Al-Jaabiri Dhaleecayna Ujeediyay Wasiirka MadaxtooyaddaHargaysa(xogreebnews.com- Suldaan Maxamed Jaamac Cabdilaahi (Jikaar) oo ka mid ah salaadiinta gobolka Togdheer ayaa Xukuumadda uga digay qorshe uu ku sheegay in ay ku dooneyso Seeraha bananka Aroori ee duleedka magaaladda Burco in ay ugu xidho Shirkadda Al-Jaabiri ee dhoofinta Xoolaha Kootadda loogu… |
|