Wararka

Dowlada Hoose Ee Hargeisa Oo Tacadi Badan Uu Gaysatay Gancsato Danyar Ah Iyo Saxafiyin Ay Xidh Xidhay

0 Visits: 1372 | Monday November 11, 2013 - 19:29:58
Hargeisa(Xogreebnews.com-waxa saka ku waabaristey suuqa ganacsiga ee waheen boliska dawlada hoose oo babiyeey gabi ahanba ganacsiga dadka danyarta aha ee ka soo saranayeen qutal daruurigoodi kuna tiiirsanayeen dad badan oo danyar aha

Read More »

MUJAAHID CALI GURAY OO SHEEGAY IN AYXUKUUMADU LUG KU LAHAYD WEERARADI HUBAAL,INA QABILE.

0 Visits: 940 | Monday November 11, 2013 - 19:06:09
Hargeysa(xogreebnews.com- Cali Yuusuf (Cali Guray) ayaa dhacdadii lagu weeraray Maxamed Kaahin ku tilmaamay mid aan wali la helin furaheedii ama ujeedadii laga lahaa, waxaanu dusha ka saaray in falka caynkan oo kale ahi dhaco dhayalsigii ay xukuumaddu dhayalsatay

Read More »

Xisbiga UCID Oo Sheegay In Guddoomiyahoodii Istanbuul Kaga Qeyb galay Shir Caalami Ah

0 Visits: 900 | Monday November 11, 2013 - 18:59:08
London(xogreebnews.com--Guddoomiyaha Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelaka UCID Md. Faysal Cali Waraabe iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa saaka ka qayb galay shir caalami ah oo ka furmay saaka dalka Turkiga, gaar ahaan magaalada Istanbuul, kaas oo lagaga hadlayo

Read More »

suldaan-cali-saleebaan-oo-si-adag-u-cambaareeyey-weerarkii-lala-beegsaday-muj-maxamed-kaahin-xukuumaddana-ugu-baaqay-inay-la-dagaalanto-falalka-noocaas-ah-ee-dalka-ku-cusub/–

0 Visits: 1004 | Monday November 11, 2013 - 13:59:25
Berbera ( xogreebnews.com)- Suldaan Cali Saleebaan oo ka mid ah madax-dhaqameedka ugu Miisaanka Culus Gobolka Saaxil, ayaa cambaareeyey weerarkii habeen hore ay kooxda Dableyda kula beegsatay magaalada Hargeysa,Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye

Read More »

Duufaanno Xooggan Iyo Roob Is-Wata Oo Laga Digay In Ay Maanta Ka Bilaabmayaan Somaliland Iyo Bariga Itoobiya

0 Visits: 1509 | Monday November 11, 2013 - 13:56:05
Hargeysa(xogreebnews.com-- Culimada Saadaasha hawada, ayaa sheegay in waddamada Somaliland, Soomaaliya iyo Itoobiya ay ku soo fool leedahay duufaan Roobab waaweyn wadata, taasoo Jimcihii ka soo bilaabantay Badda Carabta.

Read More »

Warsaxaafadeed - Ururka Horumarinta Sanaag oo Shir Telephone u Qabtay Wadada Ceergaabo Axad, November 10, 2013:

0 Visits: 911 | Monday November 11, 2013 - 13:49:41
Landon(xogreebnews.com-Ururka Horumarinta Sanaag oo Shir Telephone u Qabtay Wadada Ceergaabo; Shirkaas ayaa galabta ku qabsoomay telephone. Shirka waxa soo qaban qaabiyay Ururka Horumarinta Sanaag iyo Wakiilka Somaliland ee USA. Shirka wuxu dhacay maanta - Axad-dii, bishe Novemberna 10-keedii, 2013.…

Read More »

Warkii Bulsho Tv Ee Caawa Sii Toosa Uga Daawo Shabakadda Warar Ka Ee Xogreebnews.com-

0 Visits: 1036 | Sunday November 10, 2013 - 20:27:09
Warkii Bulsho Tv Ee Caawa Sii Toosa Uga Daawo Shabakadda Warar Ka Ee Xogreebnews.com-Warkii Bulsho tv 10 11 2013

Read More »

WASIIRUL-DAWLAHA MADAXTOOYADA OO SAFAR KU TAGAY WADAADA ISKU XIDHA-BERBERA IYO HARGEISA,HAWLAHA DHISMAHA HALKAAS.

0 Visits: 918 | Sunday November 10, 2013 - 19:43:46
Hargeisa(xogreebnews.com-Wefti balaadhan oo uu hogaaminaayo wasiiru-dawlaha Madaxtooyada JSL, Mudane, Maxamed Muuse Abees oo uu ku wehelinaayo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Xasan Cabdi Madar iyo Saraakiisha Hay'adda Wadooyinka oo isugu

Read More »

War Murtiyeed Ay Si Wada Jira U Soo Saareaan Wasaaradaha Arimaha Guddaha , Beeraha Iyo Deegaanka Oo Lagu Cadeeyey Kala Xadayntii Dhul Daaqsimeedka Iyo Beeruhu Tahay Tii 1998kii La Sameeyey.

0 Visits: 997 | Sunday November 10, 2013 - 19:03:29
Hargaysa(Xogreebnews):- War Murtiyeed ay si wada jira ugu saxeexan yihiin Wasiirada Wasaarada Arimaha Gudaha Cali Maxamed Waran-cade, Deegaanka Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare Iyo Beeraha Faarax Cilmi Geedoole ayaa laga hadlay xaalada khayraadka dhulka iyo xoojinta nabadgalyada wadanka Somaliland

Read More »

Wasiirka Deeganka iyo Horumarinta Reer Miyiga oo Furtay Mashruuc Ku saabsan Beeyada.

0 Visits: 985 | Sunday November 10, 2013 - 17:59:33
Hargeysa(Xogreebnews) Wasiirka Wasarada Deeganka iyo Horumarinta Reer Miyiga Marwo. Shukri Xaaji Ismaciil ayaa Furtay Kulan Hawleed lagaga hadlayey Siddii loo horumarin lahaa Mashruuca Beeyada, iyo siddii bulshada reer Somalilandna uga faa'iideysan lahayeen Mashruucaasi ,

Read More »

XUKUUMADA OO BOGAADISAY SHIRKADA LAYDH-KA EE KAAH OO QAADAY TALLAABO AY XADHKAHA KU MARIINAYSO DHULKA HOOSTIISA.

0 Visits: 968 | Sunday November 10, 2013 - 17:46:20
Hargeisa(xogreebnews.com xukuumada Somaliland ayaa dhuwaan ku dhawwaaqday in shirkadaha laydhka iyo kuwaa taleefoonada inay dhulka mariyaan xadhka

Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Isku-daygii Dil Ee Uu Ka Badbaaday Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Kulmiye

0 Visits: 963 | Sunday November 10, 2013 - 17:07:46
Hargeysa(xogreebnews.com- Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa maanta ka hadlay isku day dil oo uu shalay ka badbaaday Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Kulmiye Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed.

Read More »

XISBIGA KULMIYE OO CAMBAAREEYAY WEERARKI LAGU QAADAY MAXAMED KAAHIN, falkii argagixisada ahaa ee lagula kacay guddomiye-ku-xigeenka 1aad ee xisbiga Kulmiye

0 Visits: 1011 | Sunday November 10, 2013 - 16:54:10
War-saxaafadeed ay soo saaren xisbiga kulmiye ayay si weyn u cambaareeyay falka foosha xun ee lagagula kacay gudoomiyaha ku xigeenka kulmiye,war-saxaafadeed kaso soo gaadhay shabakada warar ka ee xogreebnews.com oo dhammays tiran waxaa u u dhigna sidan.

Read More »

MAXAA KASOO BAXAY KULANKI AY WADAA YEESHEN LABADA XISBI EE QABAN-QAABADA SHIRKA QARAN

0 Visits: 1144 | Sunday November 10, 2013 - 16:46:47
Hargeisa(xogreebnews.com-War-saxaafadeed ay wada jir usoo saareen labada xisbi qaran ayaay ku sheegen natiijo kasoo baxday kulaan koodi waxanu u dhigna sidan.

Read More »

DAB-KA KACAY XAFADA DAN YARTA AH EE STATE-HOUSE KA

0 Visits: 1049 | Sunday November 10, 2013 - 16:28:34
Hargaysa(xogreebnews.com-Xaafada Danyarta Ee Barakacayaasha State-hous ka Ayaa Waxaa Abaaro 2:00 ka Kacay Dab Iyo Qiiq Kaasi oo sameeyay ilaa 10 Guri Oo Ka Mida Xafadahaasi, Iyada Oo Halkasi Ay ku Shuf baleen agabkii U Dhexyaalay Halkaasi, Wali lama Hayo Wax khasaare kale

Read More »

Ardayda Fasalka ugu danbeeyay kuliyada Sharciga Jaamacadda Hargeysa ayaa booqasho is barasho ugu yimid dhigooda Ardayda wax ka barata Kuliyada Sharciga Iyo Qaanuunka Jaamacadda Camuud.

0 Visits: 821 | Sunday November 10, 2013 - 10:23:54
Borama(xogreebnews.com-Soo Dhawayn ka dib waxaa munaasabad balaadhan loogu sameeyay Hotel Rays ee magaalada Boorama waxaana la hadlay ardaydaas dhiinka kuliyadaha Sharciga iyo Shareecada ee Jaamacadda Camuud Dr:Maxamed Cali Nageeye waxa uuna warbixin dheer

Read More »

Shabeel Barihi Kama Bi”iin: Cukusena Cadaadisa Ma Doorsho.

0 Visits: 1005 | Saturday November 09, 2013 - 22:05:46
Dib-ka-naaxa laba kacay Iyo diradiraaluhu Yuu innoo dardaar werin Dumbuqeenna shiishka leh Duwi mayno weligeen

Read More »

MAALINTA SAXAAFADA SOMALILAND OO LAYSKU ARKAY ,IYO WASIIR CUKUSE OO DARJIIDHAY SIDIISI.

0 Visits: 826 | Saturday November 09, 2013 - 20:45:16
Saxaafadda Somaliland ayaa maalintan isku raacday inay noqoto maalinta saxaafada Somaliland oo ah maalintii uu geeriyooday Suxufigii hirgaliyey saxaafada madaxa banaan Maxamuud Cabdi Shide oo dalka ka hirgaliyey jaraa'idka casriga ah, isla markaana hanti badan galiyey sidii warbaahin

Read More »

GUDOOMIYE CIIRO MARKU KA DEEGAY HEATHROW AIRPORT SHEEGAY IN KA QAYB-QAADANAYAAN SHIRKA WADA-TASHIGA QARAN EE AY CI-LAAMIYEEN ASXAABTU.

0 Visits: 965 | Saturday November 09, 2013 - 19:24:03
London(xogreebnews.com- Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka S/land ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane A/rahman Mohamed A/llahi " Ciro " ayaa ku hakaday Airport -ka Heathrow isagoo ku sii jeeda Waddanka Finland. Gudoomiyaha oo uu safarkiisa ku weheliyey

Read More »

wasiirka duulista oo dhagax-dhigay qayb cusub oo lagu kordhiyay Terminalka Garoonka diyaaradaha Hargeysa.

0 Visits: 924 | Saturday November 09, 2013 - 19:15:14
Hargeysa(xogreebnews.com-Wasiirka wasaarada duulista iyo hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo lagu soo kordhinayo garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa.

Read More »

featured