Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEIKH MAXAMUUD KU FARXAY QAABKA AY U QAABILEEN REER KISMAAYO,KORMEERNA KU MARAY DEKEDA IYO JAAMACADDA +KULAANNO GOONI-GOONI AHNA LA QAATAY WAX-GARADKA KISMAAYO.

0 Visits: 834 | Friday November 01, 2013 - 20:27:02
Kismaayo(xogreebnews.com– Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta jaamacadda Kismaayo oo ay ku sugnaayeen qaar ka mid ah ergadii soo dooratay hoggaamiyaha KMG ah ee Jubba, Shiikh Axmed Madoobe, wuxuuna sidoo kale booqday dekedda Kismaayo.

Read More »

Wasiir sammaale: Nin Tolki U Muruq Weyn,Hankiisi U Hibeeyay Macaliinkiisi Siyaasada Ku Abaabiyay

0 Visits: 959 | Thursday October 31, 2013 - 21:56:04
Ma da'-furin ogaalkay, Xaska dabada maan gelin, Derejada ilhaamkiyo, Hibadii dalaysneyd, Uma dhiibin duudduub, Weli Dalawadaydii, Doobigeedi may dhimin, Dib-u-dhigasho mooyee, Wax is-doorshay may dhicin, Afartaa xan durugtiyo, Danni jira wax-sheeggii," Daalacan (Deelleeydii

Read More »

Xaflad Balaadhan Oo Garabyada Haweenka, Dhaliyarada Iyo Masuuliyiinta XIsbiga WADDANI Ee Gobolka Togdheer Ay Ku Qabteen Magaalada Burco Ayaa Waxay Soo Bandhigeen Dhaliilaha Xukuumadda,Aan Waxba U Reebin Maxay Ku Eedeeyen.

0 Visits: 861 | Thursday October 31, 2013 - 19:44:43
Hargeisa(xogreebnews.com-Masuuliyinta Xisbiga Mucaaradka ah Ee Wadani Ee Gobalka Togdheer ayaa Maanta Kulan Baaladhan Oo ay isugu yimadeen Xarunta Dhexe Ee Xisbigaasi ku Leyahay burco.Waxayna Xukumada Madaxwayne Silanyo ku Eedeyeen inay ku Guuldaraystay Waxyabihii ay Bulshadu u Dooratay isla Markaasna…

Read More »

Waxa La Xidhxidhay Maaha Xildhibaano Kaliya Ee Waa Shacabkii Reer Gabiley Oo Dhan Ee Codkooda Kusoo Doortay Xildhibaanada Jeelasha Ku Jira

0 Visits: 898 | Thursday October 31, 2013 - 19:37:53
Hargeisa(xogreebnews.com-warsaxaafadeed kaso bvaxay xafiiska gudoomiye ku xigeenka waddani ayaa si weyn logu dhaliilay hannaanka siyaasadeed ee xukuumada siilaanyo,waxaanu u dhigna sidan

Read More »

Daraasadda Sharci ee Qabyada Xeerka Saxaafadda–

0 Visits: 1047 | Thursday October 31, 2013 - 19:23:06
Fal-celinta Iyo Naqdiga Lifaaqa Wax Ka Badalka Iyo Kaabista Xeerka Saxaafadda Iyo Warbaahinta (Xeer No.27/2004)

Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEIKH MAXAMUUD OO KA NAXAY QODOBO LASOO HORDHIGAY,MAAMUL JUBBO-LAND GOONI KA NOQDAY SOMALIYA,LANA XIDHIIDHAY KENYA

0 Visits: 926 | Thursday October 31, 2013 - 19:10:47
Kismaayo(xogreebnews.com-madaxweynahaKismayo.: Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, booqashadan oo noqonaysa tii ugu horreysay oo uu madaxweynuhu ku tago magaaladas.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Xilkii Ka Qaaday Agaasimihii Duulista, Agaasime Cusubna magacaabay

0 Visits: 919 | Thursday October 31, 2013 - 18:58:43
Hargeysa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xilkii ka qaaday agaasimihii guud ee wasaaradda duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Md. Axmed Dalal Faarax, waxaanu xilkaasi u magacaabay Agaasime cusub.

Read More »

Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil (Saylici) ayaa maanta si rasmiya xadhiga uga jaray dhismaha xarunta hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan horumarinta waxbarashada caruurta ee magaceeda loo soo gaabiyo UNICEF taasi oo laga yagleelay caasimada Somaliland ee Hargaysa.

0 Visits: 789 | Thursday October 31, 2013 - 09:49:46
Hargeisa(xogreebnews.com-Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Mudane Saylici oo furay xaruuntaasi kana hadlay ayaa uga mahad celiyay hay'adda Unicef adeegyada horumarineed ee

Read More »

BAAQ CULUS OO LAGU MARTI QAADAAYO,DADWEYNAH KU NOOL QARADA YURUB OO AY KASOO QAYB GELEYAAN WASIIR U KU JIRO XIRSI,LAGAGNA HADLAAYO CAAWINADA WADAADA CEERIGAABO.Telephoneka

0 Visits: 867 | Thursday October 31, 2013 - 09:40:59
LANDON (XOGREEBNEWS.COM-Waxa lagugu marti qaadayaa inaad nagala soo qayb gasho shir ka dhacaya telephoneka maalinta Axada, Bisha November 3deeda. Shirka waxa lagaga hadlayaa mashruuca wadada Ceergaabo. Waxa hoos ku qoran telephone numberka aad soo garaacayso

Read More »

GARABKA MUUSE BIXII OO QAADACAY XUBNAHA IS-BOQRAY EE SHIR WEYNAHA SADDEXAAD EE KULMIYE,BUR-BURKA XISBIGA OO LO SIBIR SAARAAYO SAMMAALE.

0 Visits: 939 | Wednesday October 30, 2013 - 21:07:18
Hargeisa(xogreebnews.com-shir jara"iid oo galabta ay qaabteen masuulin ka tirsan xisbiga kulmiye,ayay ku sheegen in ay qadaceen xubnaha is boqray

Read More »

“Waxa aan cambaaraynayaa xadhiga ay xukuumadu kula kacday xildhibaanada golaha degaanka ee degmada Gabilay,"Axmed Muumin Seed

0 Visits: 1094 | Wednesday October 30, 2013 - 20:29:13
Boorame(xogreebnews.com-Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee xisbiga mucaaridka ah ee WADANI Mudane Axmed Muumin Seed ayaa maanta si kulul u cambaareeyay xadhiga ay xukuumadu kula kacday xildhibaanada ay shacabku soo doorteen ee golaha degaanka ee

Read More »

TURKIGA :WARIYAHA RUG CADAAGA AH MAAZIM AXMED CAWAALE OO WAR-BIXIN KA DIYAARIYAAY 90 GUURADA TURKIGA KA DAAWO http://xogreebnews.com/

0 Visits: 1091 | Wednesday October 30, 2013 - 19:32:21
TURKIGA :WARIYAHA RUG CADAAGA AH MAAZIM AXMED CAWAALE OO WAR-BIXIN KA DIYAARIYAAY 90 GUURADA TURKIGA KA DAAWO http://xogreebnews.com/

Read More »

Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysa u qaabilsan Xaga Horumarka iyo Binu-Aadanimada ee Somaliland iyo Somaliya Mr. Philippe Lazzarini.Daawo Video:

0 Visits: 1069 | Wednesday October 30, 2013 - 18:23:22
war-saxafadeed kaso baxay madaxtooyda ayaa lagu sheegay in kulan madaxweynuhu la qaatay sarkal ka tirsan qaramada midoobay waxanu u dhigna sidaan

Read More »

Shirkadda Telesom oo Raali-gelin ka bixisay Cilad maanta ku timi

0 Visits: 959 | Wednesday October 30, 2013 - 16:37:42
Hargeysa(xogreebnews.com- Shirkadda Isgaadhsiinta ugu weyn Somaliland ee Telesom oo saaka illaa xalay qaybo ka mid ahi ciladaysnaayeen ayaa raali-gelin ka bixisay ciladaas oo ay sheegeen in ay hagaajiyeen.

Read More »

KULMIYE OO DIL-DIILAACISU SOO BAXAY :KULAN AN LO DHAMMAY OO KU DOORTAYMASUULIYIIN AFAR XIL AH ,GARABKA MUUSE OO AAN KA HADAL WALI IYO JAWAAB LAGA SUGAAYO.

0 Visits: 934 | Wednesday October 30, 2013 - 16:13:39
Hargaysa(Xogreebnews.com-Guddida qaban qaabada shirweynaha Xisbiga Kulmiye ayaa kulan ay goor dhaweyd magaaladda hargeysa ku yeesheen ku doortay hogaanka Rasmiga ah ee hagi doona hawlaha qaban qaabada kuwaas oo kala ah Guddoomiye, ku-xigeen, Xoghaye iyo Af-hayeenka.

Read More »

OGAYSIIS: Caleemo saarka Chief Caaqilka Guud ee Gobolka Gabiley

0 Visits: 814 | Wednesday October 30, 2013 - 16:03:49
OGAYSIIS: Caleemo saarka Chief Caaqilka Guud ee Gobolka Gabiley

Read More »

Milicsiga Khudbad Uu Madaxweyne Siilaanyo July 18th, 2009 Ku Difaacay Saxaafadda Iyo Xorriyada Hadalka, Kuna Cambaareeyay Xukuumadii Rayale

0 Visits: 969 | Wednesday October 30, 2013 - 15:19:59
Bal hadda u fiirsada, wuxuu Madaxweynuhu maalintaas isagoo hadalkiisa sii wata uu yidhi, ?Laakiin waxaanu leenahay Saxaafadda samirkiinana adkaysta, mabaaddiidiinana haysta. Dawladdana waxaanu ugu baaqaynaa

Read More »

Ururka SOLJA Oo Warbaahinta Madaxa Banaan Ku Taageeray Saska Ay Ka Qaadeen Xeer Dhagaraysan Oo Ay Xukuumadu La Gaadayso Warbaahinta Madaxa Banaan

0 Visits: 891 | Wednesday October 30, 2013 - 15:16:13
Hargeysa(XOGREEBNEWS.COM Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA, waxa uu hal-adayga geesinimo leh ku tilmaamay go?aanka is-barbartaaga u ah ee kasoo yeedhay Suxufiyiinta Warbaahinta Maxaliga qaarkood, kaasoo ah mid si cad u waafaqay go?aanka iyo mabaadiida

Read More »

Xaaladda Kulmiye: Xiiso-tirka Xisbinnimada, By:Boobe Y.Ducaale

0 Visits: 1173 | Wednesday October 30, 2013 - 15:12:17
Xaaladda Kulmiye: Xiiso-tirka Xisbinnimada kulmiye "Saddexdii dhadhaar buu ka degay, dherigi saarraaye, In dhawayd sambiil lala ma gelin, meel sariibad ahe,

Read More »

MASUULINTA KULMIYE OO KU KALA KACAY KULANKI U HOREYAY AY KU DOORAN LAHAYEEN SHIR GUDOONKA SHIKA

0 Visits: 960 | Wednesday October 30, 2013 - 14:57:54
Hargeysa(xogreebnews.com-Guddida Qaban qaabada shirwaynaha 3-aad ee Xisbul xaakimka dalka ee Kulmiye oo isku diyaarinayey 24-kii saacadood ee ugu danbeeyey inay iska dhexdoortaan Guddoomiye iyo ku xigeen haga hawlaha guddida ayaa kulan ay shalay subaxnimadii iskugu yimaadeen oo ay sida qorshuhu ahaa…

Read More »

featured