WararkaWar Deg Deg Ah :- Uhuru Muigai Kenyatta Ayaa Loo Dooraty Madaxwaynaha Afaraad Ee Dalka KenyaDalka kenya ayaa maanta waxay madaxwayne u doorteen Uhuru Muigai Kenyatta oo noqonaya madaxwaynihii afaraad ee dalkaasi yeesho tan iyo intii uu xornimada qaatay.Ururka hope faundation oo soo gaadhsiiyaya deeq wax barasho in ka badan sadex boqol iyo konton agoon ah oo wax ku barta magaalada burcoUrurka HOPE FAUNDATIAN oo ka Jira dalka Denmark ayaa saaka deeq waxbarasho oo ka kooban qalimo soo gaadhsiiyay in ka badan Sadex Boqol iyo Konton arday oo Agoon aha Kuwaasoo wax ku dhigata Sadex Iskuul oo ku yaala Magaalada Burco.UHURU Kenyatta oo Ku Guulaystay Madaxtinimada KenyaMusharaxa Isbahaysiga Jublee Uhuru Kenyatta ayaa ku guulaystay Doorashada Madaxtinimo ee Kenya. . Waxa uu helay 50.7 Boqolkiiba codadka la dhiibtay.Madaxwaynaha Somaliland oo hadda dalka uga ambabaxaya wadanka turkiga iyo qadarMadaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyoayaa hadda ka dhoofaya dalka, waxaanu ku sii jeedaa wadamada Turkiga iyo Qadar.Gudomiyaha gobolka maroodijeex iyo maayarku xigeenka caasimada oo deeq raashin ah u qaybiyey qoysaskii guryahooda waayeyMaayar ku xigeenka caasimada Hargeysa iyo gudoomiyaha gobolka Maroodijeex ayaa maanta deeq raashin ah gaadhsiiyey dadkii dhamaadkii todbaadkii hore guryahoodu ay gubteen.Somaliland: Ma Liicin, Ma Laalmin, Mana LuminMaalintaa waa la joogay, haddeerna waa la jooga, hadhowna waa la nool yahay oo cimriga ummaduhu sida cimriga qofka uma koobna.Maalinta haweenka aduunka iyo wadamadii ilbaxda sheeganjirey oo kusoo hambaberey sharaf ridka haweenka filimada qaawanaanta ah ee la daawado.Mudo dheer ayay Wadamada Reer Galbeedku iska indho tirayeen dembiyada laga galo Haweenka oo ay ka mid tahay inay Lacag u isticmaalaan qof maskaxdiisa yari waxkale oo uu ku noolaado u goynweydey iyadoo qofkaa Marta laga dhigo meel cidwaliba markaa daawanayso ama Warbaahinta laga daawandoono,waxay qofkaa…Bahda warbaahinta gobolka sanaag oo si kulul u cambaareeyay xadhiga weriye maxamed aadan dirirBahda Warbaahinta Gobolka Sanaag Oo Si Kulul U Cambaareeyay Xadhiga Weriye Maxamed Aadan Dirir Xukumada Kulmiye Iyo Maamulka Gobolka Saraarna Ugu Baaqay In Si Bilaa Shuruud Ah Xuriyadiisa Loo SiiyoMarwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenkaMarwada Ra'iisal Wasaaraha Xildhibaan Caasho Xaaji Cilmi ayaa maanta kula dabaal degtay munaasabadda maalinta haweenka caalamka 8th March caruur iyo haween ku nool xero barakacayaal ah oo lagu magacaabo Al cadaala.Badhasaabka awdal oo si taxadir leh uga hadlay dhacdadii xariiradG/Awdal Mud. Cabdoo Aayar ayaa maanta ka hadlay dhacdadii Xariirad, waxna uu u uuqday mid ereyada kala xulanaya si taxadir mudana uga hadlaya arintan,isaga oo si guud u dul maray ahmiyadana siiyay ilaalinta nabadgalyada. |
|