0 Visits: 1623 |
Saturday September 02, 2017 - 18:27:24
Daawo Xogreb Tv: Xildhibaan Waabeeye oo Qarxiyey Sir ku Saabsan Siciid Cilmi Rooble. "Ninkii u Sharaxnaa Waddani Siciid isagga Soo Jeediyey (Xasan Karama), soona sharaxay, Inuu Maanta yidhaahdo waa La i Dhabar-jebiyey waxaan u Arkaa Mar-marsiiyo. inuu ka baxo xaq-buu u leeyahay, laakiin waa la illa…
0 Visits: 2118 |
Tuesday August 29, 2017 - 02:47:10
Daawo "...Cirro Waa Gudoomiyihii ka Cadhooday ee Aqbali Waayey Natiijadii Shirkii Finland ee Xilka Jaaliyadda Lagaga Qaaday, Sideebuu u Aqbali doonaa Isaggoo Musharrax Madaxweyne ah oo Doorasho Lagaga Adkaado. Ciddi qaban lahayd Cirro Reer Waddani-yow waa La Idinka Rabbaa". Gud. Kulmiye ee Laanta…
0 Visits: 1330 |
Sunday August 27, 2017 - 20:14:08
Faallo: Doodda Wasiirka Duulistu Waa Dunuub Laga Galay Dawladnimada Somaliland "Waa in Wasiir Farxaan raaligelin ka bixiyo khaladaadka isbarkan ee uu ku talaabsaday". W/Q Axmed Maxamed.
0 Visits: 2162 |
Sunday August 27, 2017 - 02:28:58
Daawo Xogreeb Tv: Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr oo Kashifay Sir Culus oo u ka hayo Madooba-yaraha Maamulaha Madaarka Hargeysa, Kana Sheekeyey Aqoon-gaabnidiisa iyo Ciddi Imtixaamka u Geli jirtay, Wasiir Cali Mareexan iyo Gabadhii Maatida Wadayayna Taageero mug leh u Muujiyey+ FLY Dubai oo u Wakiilkeeda…
0 Visits: 1382 |
Saturday August 26, 2017 - 02:15:08
Sheekh Aadan-Siiro Oo Sheegay In Masuuliyiin Dawladda Ahi Ku Lug-leeyihiin Tahriibinta Dadka. "..kuwa Maamulka haya ee kuwa Carruurta Tahriibiya ah ee Hargeysa jooga, Xarumahooda Gobollada, Telefoonnadooda iyo Magacyadooda la hayo, halka Lacagtooda lagu shubo iyo Saacadaha ay Carruurta kexeeyaanna…