Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Daawo Xogreeb Tv: Gudoomiye Ku-xigeenka 2aad ee Xisbiga Kulmiye oo Taayirka Mariyey Koox Qaswadayaal ah oo ka dhex Dilaacay Laanta Kulmiye ee North America iyo Awoodaha Gudoomiye Mustafa Cabdi Cartan oo u Dhayda ka Cadeeyey...

0 Visits: 2112 | Saturday July 29, 2017 - 05:42:04
Daawo Xogreeb Tv: Gudoomiye Ku-xigeenka 2aad ee Xisbiga Kulmiye oo Taayirka Mariyey Koox Qaswadayaal ah oo ka dhex Dilaacay Laanta Kulmiye ee North America iyo Awoodaha Gudoomiye Mustafa Cabdi Cartan oo u Dhayda ka Cadeeyey...

Read More »

"..Pakistan waxaasa Maxkamad sare ah...Wax walba Maxkamad sare looguma yeedhe tan Somaliland waa tii intay cadaalad Daraddii Qarniga nagu sameysay ee weliba intay HCTV noo soo fadhiistay Dulmigii aflagaado noogu dartay".Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.

0 Visits: 1565 | Friday July 28, 2017 - 19:53:45
"..Pakistan waxaasa Maxkamad sare ah...Wax walba Maxkamad sare looguma yeedhe tan Somaliland waa tii intay cadaalad Daraddii Qarniga nagu sameysay ee weliba intay HCTV noo soo fadhiistay Dulmigii aflagaado noogu dartay".Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.

Read More »

War Deg-deg ah: Mid Kamid ah Gudoomiyaashii Xisbiga Waddani oo Is Casilay, Sheegayna in Xisbigoodu Xaflado u qabanaayo Qawlaysatadii Musuq-maasuqa iyo Boobka Hantida ku bahoobay

0 Visits: 1840 | Friday July 28, 2017 - 03:52:58
War Deg-deg ah: Mid Kamid ah Gudoomiyaashii Xisbiga Waddani oo Is Casilay, Sheegayna in Xisbigoodu Xaflado u qabanaayo Qawlaysatadii Musuq-maasuqa iyo Boobka Hantida ku bahoobay

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Xisbigii Burburay ee Ucid oo Hadhaagii Tirada yaraa ee Faysal Cali Waraabe Dhowaan Magacaabay oo Iska Casilay, kuna biiray Koox hore uga dareertay iyo Fadeexadda dulhogganayso Faysal....

0 Visits: 1426 | Thursday July 27, 2017 - 21:58:36
Daawo Xogreeb Tv: Xisbigii Burburay ee Ucid oo Hadhaagii Tirada yaraa ee Faysal Cali Waraabe Dhowaan Magacaabay oo Iska Casilay, kuna biiray Koox hore uga dareertay iyo Fadeexadda dulhogganayso Faysal....

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "Baashe Morgan Waxan Leeyahay Morgankii Kaa Horeeyay Ee Ina Siyaad Bare Qabay Qaxooti Ayuu Ku Danbeeyay, Walaahi Adigana Haday Dawlad Xalaali Dhalato Xabsi Baad Ku Danbaynaysaa, Boobka Iyo Dilaalista Aad Samaysayna Waa Lagaaga Daba Imanayaa"Xildhibaan Siciid Cartan

0 Visits: 1162 | Thursday July 27, 2017 - 18:51:40
Daawo Xogreeb Tv: "Baashe Morgan Waxan Leeyahay Morgankii Kaa Horeeyay Ee Ina Siyaad Bare Qabay Qaxooti Ayuu Ku Danbeeyay, Walaahi Adigana Haday Dawlad Xalaali Dhalato Xabsi Baad Ku Danbaynaysaa, Boobka Iyo Dilaalista Aad Samaysayna Waa Lagaaga Daba Imanayaa"Xildhibaan Siciid Cartan

Read More »

Xasuuso Wax-qabadka Xisbiga Kulmiye..Q.1.aad Xuseen badmaax

0 Visits: 1285 | Thursday July 27, 2017 - 02:24:34
Dalkan JSL waxa uu soo maray jaran-jarooyin kala waayo duwanaa,waxaynu ku guulaysanay nidaamka xisbiyada badan.

Read More »

Xoghayaha Dawlada Hoose ee Berbera Waa masuul kaso Baxay Shaqadii Qaranka, Mana Geeyo Dacaayo Raqiis ah

0 Visits: 1945 | Thursday July 27, 2017 - 02:18:56
Arinta Ku shaqeynta Saxeex Xoghaye ee Agaasimaha Maamulka iyo maaliyadaiminka wax ku cusub Maaha Dawlada hoose ee Berbera Bal aan Eegno Sedexdii Xoghayihii ee U kala Danbeeyey Xilka Xogahayaha Cabdikariim Aadan Cade Ka Hor , markaaLaga Soobilaabo Xoghayihii Hore ee Dawlada Hoose Rashiid Aw Xasan Waxa…

Read More »

Murrashaxa KULMIYE oo Sharraxay Sida Dhallinyaradu Hormood uga Noqon Horumar Somaliland Gaadho+ Xisbiga KULMIYE oo soo dhaweeyey Ururka Dhallinyarada MIDNIMO oo ka jira caasimada Hargeysa

0 Visits: 1901 | Thursday July 27, 2017 - 02:05:14
"Dhallinyarow ku talogala inaad idinku tacabtaan oo dhibaatootaan oo tacabka aad qabanaysaan noqdo mid aan dhaqaale laga doonaynin iyo mushahar, haddii waddo la dhisayo aad muruqiina ku dhistaan, haddii beer la qodayo aad muruqiina ku qoddaan idinka oo aan mushahar u eegaynin haddii aad helaysaan…

Read More »

Waa Kuma Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Berbera, Cabdikariin Aadan Cade. Shaqsiyaad danno gaar ah leh oo Dacaayado Doonaya inay danahoodu ugu Fullaan...Reer Berbera oo Isku Raacay Waxqabadka Xoghayaha

0 Visits: 1538 | Thursday July 27, 2017 - 01:54:06
Waa Kuma Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Berbera, Cabdikariin Aadan Cade. Shaqsiyaad danno gaar ah leh oo Dacaayado Doonaya inay danahoodu ugu Fullaan...Reer Berbera oo Isku Raacay Waxqabadka Xoghayaha

Read More »

Xoghayaha Dawlada hoose ee Berbera Cabdikariin Aadan Cadde Waa Masuul aqoon-durugsan u leh Shaqada uu Qaranka u hayo iyo Waxqabadka Mugga leh ee ka Hirgalay Degmada Berbera! Qore Farxan Guuleed Warsame.

0 Visits: 1815 | Wednesday July 26, 2017 - 02:28:43
Haddaba, waxa soo baxaayey shalay ilaa Maanta dacaayaddo raqiis ah oo ay ka faafinayeen shaqsiyaad dano gaar ah ka leha Xoghayaha dawladda hoose ee Berbera, kuwasoo markii rabi-taankoodii iyo damacoodii dooniseed socon waayey micin bidday inay dacaayaddo raqiis ah ka faafiyan maamulka dawladda hoose…

Read More »

Wasiir Cali Mareexan Hoggaamiyihii Mustaqbalka Iyo Waxqabadka Taarikhda u Galay!!! Qalinkii Cabdifatax Cali Faarax.

0 Visits: 1383 | Wednesday July 26, 2017 - 02:26:44
Wasiir Cali Mareexan waxqabadkiisa iyo hanaankiisa shaqo waxa si buuxda looga wada dareemay dhamaan gobollada dalka Jamhuuriyadda Somaliland, waxana maanta ka wada marag-kacaya hab-dhaqankiisa shaqsi iyo gudashada waajibaadkiisa shaqo dhamaan bulshada Somaliland meel kasta oo ay joogto, kuwasoo ku wada…

Read More »

Daawo: Faddeexad Xoghayaha Dawladda hoose ee Hargeysa Oo Suldaan Barre Xafiiskiisa Ugu Gacan Qaaday iyo Halkay Sartu ka qudhuntay...

0 Visits: 1729 | Wednesday July 26, 2017 - 00:42:31
Daawo: Faddeexad Xoghayaha Dawladda hoose ee Hargeysa Oo Suldaan Barre Xafiiskiisa Ugu Gacan Qaaday iyo Halkay Sartu ka qudhuntay...

Read More »

Wasiiiraddii ugu awoodda weynaa UDUB oo wasiir laga dhigay iyo dagaalkii siyaasadeed ee ugu adkaa ee uu la galay Saylici+ Dagaalkii siyaasadeed ee ugu adkaa wakhtigii uu KULMIYE mucaaradka ahaa waxay gobolka Awdal ku dhexmartay siyaasiyiintii Xilalka hayey ee UDUB iyo siyaasiyiintii mucaaradka ah ee KULMIYE. Qore Weriye Barkhad-ladiif Mohamed Omar

0 Visits: 1463 | Wednesday July 26, 2017 - 00:28:12
Wasiiiraddii ugu awoodda weynaa UDUB oo wasiir laga dhigay iyo dagaalkii siyaasadeed ee ugu adkaa ee uu la galay Saylici+ Dagaalkii siyaasadeed ee ugu adkaa wakhtigii uu KULMIYE mucaaradka ahaa waxay gobolka Awdal ku dhexmartay siyaasiyiintii Xilalka hayey ee UDUB iyo siyaasiyiintii mucaaradka ah ee…

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Laanta Finland oo Masuuliyiin Cusub u Magacaabay Garabyada Haweenka iyo Dhalinyarada...

0 Visits: 1505 | Tuesday July 25, 2017 - 22:41:09
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Laanta Finland oo Masuuliyiin Cusub u Magacaabay Garabyada Haweenka iyo Dhalinyarada...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Hees Cajiib ah oo loo qaaday Wasiir Cali Mareexan, Laguna soo Bandhigay Waxqabadkii mudadii uu Wasiirka ahaa, ilaa Baarlamaankii. "Calow Guroon jirey, Gudatayoo Xilkaagii, Guul-baad ka Gaadhee, Gadh-wadeena noo noqo". Ereyada:Abwaan Maxamed Xirsi Qeys. Laxanka:Siciid Tanka. Music:Maftuux Cadceed. Codka:cabdikariin cali shaah

0 Visits: 1848 | Tuesday July 25, 2017 - 06:21:21
Daawo Xogreeb Tv: Hees Cajiib ah oo loo qaaday Wasiir Cali Mareexan, Laguna soo Bandhigay Waxqabadkii mudadii uu Wasiirka ahaa, ilaa Baarlamaankii. "Calow Guroon jirey, Gudatayoo Xilkaagii, Guul-baad ka Gaadhee, Gadh-wadeena noo noqo". Ereyada:Abwaan Maxamed Xirsi Qeys. Laxanka:Siciid Tanka.…

Read More »

Qiimaynta xisbiyada qaranka ee Wacyi gelinta kaadh qaadashada eeTogdheer. W/Q Xuseen Xasan Badmax

0 Visits: 1457 | Tuesday July 25, 2017 - 02:25:12
2.Kulmiye waxa uu fuulay faraska ugu dheereeya fardaha..kaas oo aanay celin karin banaanka,buurta iyo dhul ciideedka midnaba,waxaanu yaqaanaa hab uu ugu ordo hadba halka uu ordaayo nooca ay tahay.Waxaana loo yaqaanaa Xaydarmaan.Waana kii Qawdhan Ducaale lahaa(Xaydarmaan kaan kala hadhiyo tacadigaan…

Read More »

Xuquuqda shaqaalaha (wistleblowing). sharciyada shaqaalaha iyo habka loo shaqaynayo. Qore Ahmed miino London

0 Visits: 1733 | Tuesday July 25, 2017 - 02:15:58
Xafiiskii dacwadu markii uu kiiskii daraasadeeyay, waxa ay goaan ku gaadheen in Mr X uu fadeexad wado oo shaqada lage eryo, maadama aanay xaqiiq ahayn dacwada uu ka gudbiayay madaxda haayada shaqaalaha. MR X muu cadayn karayn in ay shaqaalaha ay lacagtu ka yaraanayso, maadama oo kaartadaii uun la dhigay,…

Read More »

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xilka ka qaadis ku sameeyey Wasiir Kamid ah golihiisa Wasiiradda, degdegna u buuxiyey bedelkiisa..

0 Visits: 1685 | Monday July 24, 2017 - 20:24:22
Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xilka ka qaadis ku sameeyey Wasiir Kamid ah golihiisa Wasiiradda, degdegna u buuxiyey bedelkiisa..

Read More »

Sucuudiga oo diiday La Kulanka Wafti Somaliland u dirtay Iyo Xoolaheena oo Xajka Sannaadka ku Gelaya Magaca Somaliya..Natiijadeeda Taageeradii Somaliland ee Xullufada Sucuudiga oo noqotay Hal-bacaad lagu lisay

0 Visits: 1644 | Sunday July 23, 2017 - 23:57:09
Hargeysa(Xogreebnews)-Dawladda Sucuudi Arabiya, ayaa xaaladda bariga dhexe iyo Xidhiidho Diblumaasiyadeed oo dhinacyo badan uga yimi, awgeed waxay si taxader ku jiro u fasaxday dhoofka Xoolaha ee dalkooda uga iman jiray Carrada Somaliddu degto, kaddib markii Sucuudigu uu xayiraad saaray Xoolaha Somalidda…

Read More »

Xujaddii Kowaad oo Madaxtooyadda Kaga Timi Koontinar Qudha-ka-jaray Mid kamid ah Muruq-mal Dekedda Berbera

0 Visits: 1437 | Sunday July 23, 2017 - 23:52:24
Berbera(Xogreebnews)-Iyaddoo hadda laga joogo laba maalmood markii Xukuumadda Somaliland dusha u ridatay Naf iyo Maal ama xuquuqda iyo xaqa wixii uu leeyahay shaqaalaha muruq-maalka Dekedda Berbera, kaddib wada-xaajood saddex geesood ah, waxa sida Warbaahinta u sheegay Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda…

Read More »

featured