Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Shirkadda Daabacaadda Casriga ah ee SAGAL JET oo Daah-furtay Buugga Diiwaanka Maansada Timacadde

0 Visits: 1508 | Saturday July 22, 2017 - 00:05:41
Hargeysa(Xogreebnews)-Shirkadda daabacaadda xayeysiisyada casriga ah ee SAGALJET, ayaa si rasmi ah u daah-furtay buugga diiwaanka maansada Timacadde oo lagu ururiyey maansooyijnka abwaankii caanka ah ee Cabdilaahi Suldaan Timacadde. Daah-furka buuggan lagu ururiyey maansooyinka Abwaan Cabdilaahi Suldaan…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Somaliland Ku Eedeyey Dagaal Laba Beelood Ku Dhex Maray Deeganka Ceel Afweyn Iyo Sababta

0 Visits: 1584 | Friday July 21, 2017 - 19:27:15
Daawo Xogreeb Tv: Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Somaliland Ku Eedeyey Dagaal Laba Beelood Ku Dhex Maray Deeganka Ceel Afweyn Iyo Sababta

Read More »

"Hadad gorod diidan tahay Ku koob dirirtaada gorod Ha nicin gobolkuu ka yimid, Ha Goyn Waxa La Isku Yahay". Alle ha u Naxariisto Abwaan Maxamed Xaashi dhamac (Gaariye)

0 Visits: 4457 | Friday July 21, 2017 - 18:47:18
Barnaamijka suugaanta ee todobaadkan waxan idiin soo xulnay maansadii caanka ahayd ee Gurmad oo uu curiyey Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Garaiye alle ha u naxariistee Abwaanku waxa uu tiriyey 20kii October 2005tii

Read More »

12 Sumadood oo uu leeyahay Xidhiidhka Caafimaadka Qaba!!!

0 Visits: 1704 | Friday July 21, 2017 - 18:23:19
12 Sumadood oo uu leeyahay Xidhiidhka Caafimaadka Qaba!!!

Read More »

Raac Talaabooyinkan si Aad u Noqoto Aqoonyahan.

0 Visits: 1636 | Friday July 21, 2017 - 18:21:30
Qormadan waxaan ku faalayn doonaa sidii aad u noqon lahayd qofku fiican wax akhriska oo aan ka caajisin , kama hadlayo akhriska iyo muhiimaddiisa oo wax jirra maqaalo badan oo ay ka qoreen dad badan oo aqoonyahan ahi. Aadanuhu wuxu horumar ka gaadhaa aqoonta marka aanu ku koobnaan casharkii barrehiisu…

Read More »

Dad Muslimiin ah oo kunool Magaalo ku Taala Dalka Canada oo Loo Diiday in ay Qabuuro u Gaar ah Samaystaan

0 Visits: 1586 | Friday July 21, 2017 - 18:20:29
Dad Muslimiin ah oo kunool Magaalo ku Taala Dalka Canada oo Loo Diiday in ay Qabuuro u Gaar ah Samaystaan

Read More »

Dowladda Maraykanka Oo Joojisay Hubkii Ay Siin Jirtay Mucaaradka Suuriya

0 Visits: 1462 | Friday July 21, 2017 - 18:18:40
Dowladda Maraykanka Oo Joojisay Hubkii Ay Siin Jirtay Mucaaradka Suuriya

Read More »

Xulufada uu Sacuudigu Hogaaminaayo oo Qadar u Soo Jeediyay Qodobo kale oo Cusub

0 Visits: 1525 | Friday July 21, 2017 - 18:16:23
Xulufada uu Sacuudigu Hogaaminaayo oo Qadar u Soo Jeediyay Qodobo kale oo Cusub

Read More »

Xurguf Soo Kala Dhexgashay Dalaka Jarmalka iyo Turkiga

0 Visits: 1593 | Friday July 21, 2017 - 18:00:14
Wakaaladaha(xogreebnews)-Khilaafka u dhexeeya Turkiga iyo Jarmalka ee ku saabsan xadhiga qof u dhaqdhaqaaqa xuquuda aadanaha oo Turkigu xidhay ayaa sii xoogaysanaya

Read More »

Cuntooyinka Kordhiya Foojignaanta iyo Xusuusta Maskaxda

0 Visits: 2147 | Friday July 21, 2017 - 17:55:06
xusuusta maskaxda, hilmaanka, ilowshahaCuntada uu qofku qaato ayaa si toos ah saamayn ugu leh hawlqabadka maskaxda. Sidaas awgeed waxaad awood u leedahay doorashada cuntada saxda ee korin karta awoodda maskaxadaada, taasi oo si weyn u caawinaysa xusuusta maskaxda iyo hawlqabadkeeda. Cunto dheelitiran…

Read More »

HALOO GURMADO BULSHADA JILICSAN EE KULAYLKII XAGAAGA AY URAACDAY BIYO LA,AANTU EE REER BERBERA. qore Abdi Abdilahi Mohamed

0 Visits: 1053 | Friday July 21, 2017 - 15:50:35
HALOO GURMADO BULSHADA JILICSAN EE KULAYLKII XAGAAGA AY URAACDAY BIYO LA,AANTU EE REER BERBERA. qore Abdi Abdilahi Mohamed

Read More »

Awoodaha Qaranka maaha in loo adeegsado rabitaanka uu qof leeyahay Todobaadkii ugu dambeeyey waxa Tvga qaranka ka baxayey barnaamij la magac baxay Bandhig Hibeedka

0 Visits: 942 | Sunday February 15, 2015 - 19:15:49
Todobaadkii ugu dambeeyey waxa Tvga qaranka ka baxayey barnaamij la magac baxay Bandhig Hibeedka Somaliland, taasi oo ay ku bandhigayeen dhalinyarada ka qaybqaadanaysay hibada ay leeyihiin. himilooyinka qaranku leeyahay. Qore: YUSUF XASSAN YUSUF Email:yusufcige@gmail.com Hargeisa

Read More »

Somaliland Today: Wargeys Seeftii Cunsirnimadda Ku Jeediyey Masuuliyiinta Qaranka.

0 Visits: 1038 | Sunday February 15, 2015 - 19:03:12
Wargeyska Somaliland Today oo si qaawan u weeraray Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Md Cabdi Dirir Cabdi, kaasoo uu ku sheegay dabeecad aanu lahayn, isla markaana ay markhaati uga yihiin shacabka reer Somaliland iyo shaqaalaha kala duwan ee Baanka Somaliland

Read More »

Tahniyad dhalaasho Farxad-Leh oo ku socota Cabdillahi Keyse Cumar iyo Hani Xaashi Xandule Oo Wiil Ugu Dhashay Chicago, Illinois USA .Wiilkaas oo loo bixiyey Maxamed Yasir.

0 Visits: 1226 | Saturday February 14, 2015 - 21:07:29
Cabdillahi Keyse Cumar iyo Hani Xaashi Xandule oo Wiil ugu dhashay Chicago, Illinois USA .Wiilkaas oo loo bixiyey Maxamed Yasir. Waxaanay Ilaahay Ugu Baryayaan Inuu Ka Dhigo kii Waalidkiisa, Dadkiisa,

Read More »

MAAEYEHA GUUD EE TV QARANKA marka hore waxa uu tacsi U dirayaa dowlada Jabuuti iyo shacabigeeda waxa uu ka tacsiyadaynyaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid gudoomiyihii Barlamaanka dalka Jabuuti marxuum Idiris Arna’ud Ali.

0 Visits: 891 | Saturday February 14, 2015 - 20:49:49
Waxaana uu ku tilmaamay marxuumka inuu ahaa shaqsi aad u wanagsan, oo xidhiidh fiicani ka dhaxeeyey shacabka Somaliland.

Read More »

Hambalyo Meher Ku Socota Boqorka Dr Khadar Cali Sh Cumar Iyo Boqorda Marwadiisa Saynab Muxumed Maxamud

0 Visits: 1018 | Saturday February 14, 2015 - 20:08:27
Hambalyo Meher Ku Socota Boqorka Dr Khadar Cali Sh Cumar Iyo Boqorda Marwadiisa Saynab Muxumed Maxamud.

Read More »

“Badhasaab Cabdoo Aayar Waxa Uu Ahaa Gudoomiyihii Ugu Liitay Ee Soo Mara Gobolka Awdal, Ramaaxna Waxaan Kula Talinaynaa Inuusan Noqon Cabdoo Aayar Oo Kale, “Dareenka Dadweynaha Boorama.

0 Visits: 2985 | Thursday February 12, 2015 - 23:22:08
Borama-(xogreebnews_Tan iyo markii ay xukuumada Axmed Siilaanyo talada dalka qabatay sanadkii 2010-kii waxa soo maray gobolka Awdal badhasaabo kala duwan oo iskaga kala

Read More »

Gudoomiyaha Barlaamanka somaliland Cabdi raxmaan Ciiro oo Tacsi Tiiraanyo Leh uu Diray Gudoomiyaha Barlamaanka Djabouti Marxuum Idiris Arnaud Ali oo Maanta geeriyooday

0 Visits: 946 | Thursday February 12, 2015 - 22:11:32
Hargeysa(xogreebnews.com-Tacsi: Gudoomiyihii Baarlamaanka DJabouti Marxuum Idiris Arnaud Ali:

Read More »

Axmed Siilaanyo: “Xaalku Ma Ka Bes-baa Mise Xikmad…….?!”

0 Visits: 1104 | Thursday February 12, 2015 - 20:07:11
Axmed Siilaanyo: "Xaalku Ma Ka Bes-baa Mise Xikmad…….?!"

Read More »

Man United Oo Dooneysa Iney Ka Faa’ideysato Qilaafka Soo Kala Dhex Galay CR7 & Maamulka Real Madrid

0 Visits: 1040 | Thursday February 12, 2015 - 19:58:05
Xogreeb sports-Manchester United ayaa ku warantay iney dib usoo celineyso xiisahii ay u qabtay saxiixa Cristiano Ronaldo kaas oo aan ku faraxsaneen nolosha garoonka Bernabue.

Read More »

featured