Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Hambalyo Meher Ku Socota Boqorka Dr Khadar Cali Sh Cumar Iyo Boqorda Marwadiisa Saynab Muxumed Maxamud

0 Visits: 1020 | Saturday February 14, 2015 - 20:08:27
Hambalyo Meher Ku Socota Boqorka Dr Khadar Cali Sh Cumar Iyo Boqorda Marwadiisa Saynab Muxumed Maxamud.

Read More »

“Badhasaab Cabdoo Aayar Waxa Uu Ahaa Gudoomiyihii Ugu Liitay Ee Soo Mara Gobolka Awdal, Ramaaxna Waxaan Kula Talinaynaa Inuusan Noqon Cabdoo Aayar Oo Kale, “Dareenka Dadweynaha Boorama.

0 Visits: 3013 | Thursday February 12, 2015 - 23:22:08
Borama-(xogreebnews_Tan iyo markii ay xukuumada Axmed Siilaanyo talada dalka qabatay sanadkii 2010-kii waxa soo maray gobolka Awdal badhasaabo kala duwan oo iskaga kala

Read More »

Gudoomiyaha Barlaamanka somaliland Cabdi raxmaan Ciiro oo Tacsi Tiiraanyo Leh uu Diray Gudoomiyaha Barlamaanka Djabouti Marxuum Idiris Arnaud Ali oo Maanta geeriyooday

0 Visits: 946 | Thursday February 12, 2015 - 22:11:32
Hargeysa(xogreebnews.com-Tacsi: Gudoomiyihii Baarlamaanka DJabouti Marxuum Idiris Arnaud Ali:

Read More »

Axmed Siilaanyo: “Xaalku Ma Ka Bes-baa Mise Xikmad…….?!”

0 Visits: 1104 | Thursday February 12, 2015 - 20:07:11
Axmed Siilaanyo: "Xaalku Ma Ka Bes-baa Mise Xikmad…….?!"

Read More »

Man United Oo Dooneysa Iney Ka Faa’ideysato Qilaafka Soo Kala Dhex Galay CR7 & Maamulka Real Madrid

0 Visits: 1044 | Thursday February 12, 2015 - 19:58:05
Xogreeb sports-Manchester United ayaa ku warantay iney dib usoo celineyso xiisahii ay u qabtay saxiixa Cristiano Ronaldo kaas oo aan ku faraxsaneen nolosha garoonka Bernabue.

Read More »

Waa wareey ma Baashe Morgan baa aqal hal million ah London ka iibsaday maxaan se uula yaabi miisaaniyada madaxtooyaduba waa 39 million oo dollar

0 Visits: 982 | Wednesday February 11, 2015 - 17:24:34
London ka iibsaday sababtoo ah miisaaniyada madaxtooyada oo keliya ayaa ah 39 Million dollars sanad kiiba. Subxaan. Oo ay weliba u dheertay lacagaha malaayiinta ah ee aduunku

Read More »

safarkii Madaxweynaha iyo soodhawayn la;aantii wajaale maaxaa loo fasilankaraa? Qaybtii 1 aad lasoco–

0 Visits: 997 | Wednesday February 11, 2015 - 17:09:06
siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobolka Gabiley ee umada uuga wakiilka ah dawlada dhexe haday xildhibaano yihiin iyo haday wasiiro yihiin waxay ku tashadeen inay danta guud ka hormariyaan danahooda gaarkaa iya oo

Read More »

XISBIGA WADDANI: TACSI Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

0 Visits: 981 | Tuesday February 10, 2015 - 07:58:28
XISBIGA WADDANI: TACSI Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Read More »

Mudane Madaxweyne Beeshaadan Kusoo Duushay Gobolka Sanaag Hadaad Wax Ka Qabanweydo Madaxtooyadaanu Kuugu Soo Gali. :-Cheaf Caaqil C/laahi Cabdalle Ismaaciil

0 Visits: 972 | Sunday February 08, 2015 - 20:19:06
Hargeysa(xogreebnews.com-Anigoo ah Cheaf Caaqil C/laahi Cabdalle Ismaaciil kana mid ah cuqaasha guunka ah ee Gobolka Sanaag waxaan maanta halkan uga iftiiminayaa Ummada Reer Somaliland in Madaxweynaha iyo reerkiisuba ay kusoo duuleen Gobolka Sanaag

Read More »

Maanta Somaliland Waxay u Baahan Tahay Hogaamiye Aqoon,Karti iyo Aragti Fog leh Sida Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen. Qaybtii 5 aad:

0 Visits: 1074 | Saturday February 07, 2015 - 19:13:31
Qormadan 5 aad,waxaynu diiraada ku saareynaa,sida murashaxa madaxweynaha ee Xisbiga Cadaaladda iyo daryeelka ee UCID u maareyn karo mushkiladaha maanta ka jira gudaha Somaliland hadii xilka madaxweynenimo loo doorto,runtii waxa xaqiiqo ah maanta xukuumadda siilaanyo inay umaddii kala qaybisay oo qoysba…

Read More »

“Maareeyaha Dekedda Berbera oo Hantida Qaranka u Adeegsanaya Burburinta Axsaabta Siyaasadda”-Mukhtaar M. Warsame- Muwaadin ka Mid Ah Taageerayaasha UCID/Berbera

0 Visits: 1102 | Friday February 06, 2015 - 02:22:32
Waxa dhaqan iyo caado u noqotay Maareeye Cali Xoor-xoor in u adeegsado hadba xisbiyada qaranka ee mucaaridka ah burburintooda heer Gobol ilaa heer Qaran. Waxa jirtay in xiligii u

Read More »

HARGEYSI WAX JEEB LAGU QAADO KA WAYN!!

0 Visits: 984 | Thursday February 05, 2015 - 19:26:00
Tan oo kalena miyay inoo dambaysay? Wuxu yidhi habartii indho la'aan ma ku ogayd?, DAD CUNNIMONA WAY KU DARSATAY! Yaa filayay intuu Axmed Silanyo Madaxwayne noqdo ayuu

Read More »

Fadeexad culus:Agaasime ilkacase agaasime kharashkii wasaarada ku naasnuujiya marfashyada gaajo ma jirto iyo caga-yare.

0 Visits: 890 | Wednesday February 04, 2015 - 19:03:25
Agaasimha guud ee wasaradssi warfaafinta ayaa la shegayaa oo kale inuu inuu gunooyin faro badan oo ay lahaayeen fanaaniin ka tirsan wasarada uu ka jaray gunooyinkii hada akhriste la soco inuu yahay agaasimaha guud ee wasaradaasi mixnad lagu soo dhex tuuray wasaaradasi

Read More »

Meel Aarka Kacay Atoor Fadh-fadhisay, Ayuu Ka Dhigan-yahay Huseen Kurdi.

0 Visits: 1017 | Wednesday February 04, 2015 - 16:55:50
Qaabkeebu ku yimmi xoghayaha Solja Huseen Kurdish. Inqilaab dhiig ku daatay oo lagu sad-qeeyey hoggaankii urur suxufiiyiinta Somaliland ee Solja. Kaaso 25-kii Decenber ka dhacay magaalada Hargeysa, ayaa madal ay ka maqnaayeen

Read More »

Maxaad Ka Og Tahay Qorshaha Kala Qaybinta Umadda ee Xukuumada Siilaanyo iyo Shirka ay Odayaasha Ugu Qabanayso Ambassodor Hotel 10-ka Bishan. Qaybtii 1 aad:

0 Visits: 898 | Wednesday February 04, 2015 - 16:43:58
Akhriste waxan umadda u soo bandhigi doonaa warbixino xaqiiqo ah,kuwaasi oo noqon doona xaqiiqo isla markaana runta ka turjumaya,runtii xukuumadda Siilaanyo oo xiligan wakhtigeedii uu uga hadhay mudo kooban oo 3 bilood ah,ayaa waxay qorshaysatay qorshayaal ku racan oo dhaqanka iyo is dhex galka bulshada…

Read More »

Ma Ila Aragteen ?

0 Visits: 1064 | Monday February 02, 2015 - 11:33:27
Waxa waayadan dambe iclaamada kala duwan ee ay bulshadu isticmaasho ku soo badanayay qoraalo xambaarsan hab gudbin khatar badan oo ka soo baxaya kooxo abaabulan isla markaana markaad qoraaladooda akhrido ay ka muuqato farshaxanimo iyo hibo qoraal oo kugu kalifaya si kasto uu qoraalkaasi u dheer yahay…

Read More »

putland Iyadoo Ah Hawga Argagixisada iyo Budhcad Badeeda Maaha Inay Somaliland Ku Eedayso Waxaan Geyin– Putland Iyadoo Ah Hawga Argagixisada iyo Budhcad Badeeda Maaha Inay Somaliland Ku Eedayso Waxaan Geyin Cali Xasan

0 Visits: 994 | Monday February 02, 2015 - 08:20:45
Hadalkaa kaa kasoo yeedhay ninkaasi wuxuu yahay hadal layska yidhi waayo qofku markuu masuul yahay waliba uu sheeganayo siyaasi wasiir ah waxaa looga baahan yahay inuu hadalkiisu miisaanado oo lahaado tab iyo xaalad hasa ahaatee waxaa ninkaasi ka muuqatay in hadalku sida toga uga soco naayyey

Read More »

Wixii kala qabsaday laba qoraa! W/Q:Mustafe M. Khayre

0 Visits: 969 | Monday February 02, 2015 - 08:15:15
Qoraaga caanka ah William Zinsser ayaa buuggiisa "On writing well" ku soo bandhigay arrin cajiib ah oo uu la kulmay maalin uu ka qayb-galay munaasibad uu qabanqaabiyey dugsi ku yaal gobolka

Read More »

Maxaa ku Dhacay Daladii SONYO, Doogii Hargeysa Stadium iyo Da’yartii Waddanka?...–

0 Visits: 1065 | Monday February 02, 2015 - 08:08:39
Hargeysa(xogreebnews.com-xukuumadda madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa si mugg leh ugu lumay isdaba socodkii Da'yarta(Generation to Generation) sida laga dareemaayo guud ahaan waddanka waxa sii gurmaaya da'yartii waddanka, iyadoo raqdoodii wadhan tahay badaha talyaaniga iyo saxaraha suudaan.

Read More »

Wasiir Xirsi oo Cannaan Kulul kula Dhacay Mulkiilaha Somalilandtoday, Kuna Eedeeyey Inuu Magac-dil ku Hayo–

0 Visits: 1017 | Saturday January 31, 2015 - 22:02:09
Wasiirka madatooyada mudane xirsi Ali X Xasan ayaa canaan dheggaha Goostay, wiil oo uu adeer uu yahay isl markaasna uu isaagu uu sammeyey war geyska iyo web-sate-kaba , waxana uu wasiirka madaxtooyada ka xanaaqay kaddib markii la ogaaday inuu wiilkani sameystay

Read More »

featured