Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Wax Badan Ka Ogaw Dhacdooyinkii Layaabka Lahaa Ee Xalay Ka Dhacay Garoomada Ciyaaraha Yurub, Ma La Odhan Karaa Waa Dhacdooyinkii Taariikhda Ugu Xumaa Ee Habeen Kaliya Dhaca?

0 Visits: 1309 | Sunday January 25, 2015 - 19:21:10
In Gurigaaga guuldaro kugu soo gaadhaa waa arin xun, in koox yari kugu garaacdaana waa kaba sii daran laakiin in ay waliba kuu raacdo in tartanka FA Cupka aad sidan oo kale uga hadhaana waa ceeb ceebteed.

Read More »

Turkigii Somalia Raacye Maxaa u Talo ah Somaliland?

0 Visits: 1052 | Sunday January 25, 2015 - 19:01:35
Turkigii Somalia Raacye Maxaa u Talo ah Somaliland?

Read More »

“Waxa Huteelada La Dhigay Waraaqo La Leeyahay Yaanay Xisbiyada Mucaaridku Ka Hadlin,Waxa Sidaas Samaynayaana Waa Waran-cadde.” Maxamed Xaashi.

0 Visits: 987 | Saturday January 24, 2015 - 20:56:28
Hargeysa (xogreebnews.com_Wasiirkii hore ee Maaliyada Eng. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa mar uu ka qayb galay shir urur dhalin yaro qabtay ka hadlay dhibaatooyinka qabyaaladu keento.

Read More »

DARAASAD CILMIYA OO DAAHA KA FAYDAY XANUUNKA “MUUQO” OO DALKA KU SOO BADANAYA W.Q. Yaasiin Muxumed Cadde

0 Visits: 949 | Saturday January 24, 2015 - 18:49:47
Daraasad aan rasmi ahayn iyo baadhitaano dhinaca qoraallada ah oo aan muddo ku samaynayey dhacdooyin iyo dhaqano bulshadeena ku fidayayaa waxay ii muujiyeen in dalkeena

Read More »

Naaneystii Sannadka wasiir Ebole?

0 Visits: 1029 | Thursday January 22, 2015 - 20:06:10
Sannad walbaa waxaa lagu xasuusta oo uu leeyahay wax uu gaar ah, taaso ka duusha maraaxilkii kala duwaana ee soo maray sanaadkaas. Waxaa kale oo sannad kastaa oo tagay lagu gartaa ama dib loogu xasuustaa dhacdooyin kala

Read More »

Warbixin: Real Madrid Oo Wali Hogaamineysa 10-ka Kooxood Ee Ugu Qanisan Kubada Cagta Caalamka

0 Visits: 866 | Thursday January 22, 2015 - 19:21:13
Real Madrid ayaa wali safka hore kaga jirta kooxaha ugu qanisan dunida kubada cagta qiimeynta sanadlaha ah ee ay sameysay Deloitte. Manchester United ayaa soo istaagtay booska labaad,

Read More »

Wararkii U Danbeeyey Iyo Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyga Ka Qoreen Wargeysyada Caalamku

0 Visits: 912 | Thursday January 22, 2015 - 19:17:11
Yool,xogreeb Spors-Suuqa kala iibsiga horyaalka Ingariiska ayaa furan iyadoo kooxaha ay bilaabi doonaan inay xoojiyaan kooxdooda qeybta labaad ee xilli ciyaareedka. Waxaana idiin soo

Read More »

kadaloob iyo keenadiid. Kadaloob iyo keenadiid duqay weeye kasmaaloo, dalkooda korkaa ka ilaashoo, iyagoon cidna maagin oon gole waynaha keenin ,kashifa xaaladaynu marayno.

0 Visits: 1029 | Thursday January 22, 2015 - 09:26:55
kadaloob iyo keenadiid. Kadaloob iyo keenadiid duqay weeye kasmaaloo, dalkooda korkaa ka ilaashoo, iyagoon cidna maagin oon gole waynaha keenin ,kashifa xaaladaynu marayno.

Read More »

Wasiirku xigeenka Warfaafinta Oo Noqday Siyaasigii Sannadkii Tagay Ugu Wanaagsana Siyaasiyiinta Somaliland.

0 Visits: 960 | Wednesday January 21, 2015 - 19:10:47
Sidaa oo kale waxaa wasiirkan lagu taageera akhlaaqiyaadkiisa oo intaa badan dhawr-soon waxaana marar badan oo wasiirkkani warbaahinta ka hadlaayo lagu yaqaanna inuu odhaahdiisu uu badan tahay mid ku salleysan dhinaca wanagsan, taaso noqotay mid ku dayaasho mudan. Waxaa kale oo wasiirku

Read More »

Waxaan ku boorinayaa in Xisbiyada Mucaaridku ay qodobadan hoose ay qardhaas ka dhigtaan oo jaxaastaan oo qoorta ama gacanta sudhaan Xukuumadana waa Dabiib iyo Cilaaj.

0 Visits: 1093 | Wednesday January 21, 2015 - 17:14:43
Waxaan ku boorinayaa in Xisbiyada Mucaaridku ay qodobadan hoose ay qardhaas ka dhigtaan oo jaxaastaan oo qoorta ama gacanta sudhaan Xukuumadana waa Dabiib iyo Cilaaj.

Read More »

HADDII AAD SAFAR AMA DALXIIS KU TAGTO CAASIMADA SOMALILAND ISKA JIR GOOBAHA LAGA RAACO BASASKA HALIS KHATAR AH FILO MARKAAD MARAYSO !!!

0 Visits: 1106 | Wednesday January 21, 2015 - 16:50:10
Marka la is barbardhigo Dakhliga uu halkii Bus Maalintii Soon galiyo Dawlada Goose ee Caasimada iyo Dakhliga at soo galiyaan Meheradaha iyo Dhismayaasha ay Wajahadihii ka xanibeen waxa 100â„… badan ka meheradaha iyo Dhismayaasha at ka helaan Dawlada Choose iyo Dawlada Dhexe.

Read More »

Madaxdii Somaliland Soo Martay & Mahadhooyinka Lagu Xasuusto

0 Visits: 1019 | Wednesday January 21, 2015 - 10:11:10
"Madaxdii horeetee Soo maray dalkeeniyo Kuwa maanta joogiyo Raga maagan ee iman Taariikh ma dhaafta ah Ayaa daba maraysoo Muujin doonta oo qori Maamulkoodu kuu yahay Midkii lagu mabsuudee

Read More »

GUDDOOMIYAHA URURKA DHALINYARADA JIIDALI OO XUKUMADDA SILAANYO LAHJAD ADAG KULA HADLAY.

0 Visits: 956 | Tuesday January 20, 2015 - 18:51:35
Dadka tabashadooda waa in la dhagayso aragtidooda la qadariyo lala fadhiisto lala tashado balse xukumadani xalkeedu noqday inay ficilo qalooca kaga jawaabto tabashada caafimaadka qabta ee loo soo gudbiyo,

Read More »

"Safarka Madaxweynaha waxaan u arkaa Diyaarad Luguhu u bixi waayeen!!!By: Sacad Plucky

0 Visits: 982 | Tuesday January 20, 2015 - 18:46:06
Waxaan Kaloo Ku Xasuusinayaa In Ay Xukumada Siilaanyo Buuq Ka Dhex Dhalisay Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja.

Read More »

Sidee-buu Ula Jaan-qaaday Wasiirka Warfaafinta Magaaci-cusbaa Ee Wasiir EBole!

0 Visits: 995 | Sunday January 18, 2015 - 00:06:56
Sidee-buu Ula Jaan-qaaday Wasiirka Warfaafinta Magaaci-cusbaa Ee Wasiir EBole!

Read More »

Mushaharka Madaxwayne Siilaanyo Barbar-Dhig Mushaharka Madaxda Caalamka “ Interntaional Leaders” Hoodo Yuusuf

0 Visits: 961 | Saturday January 17, 2015 - 20:43:50
Madaxweynaha caalamka ugu faqiirsan " The poorest President in the world" waxa lagu tilmaama President Jose Mujica, Uruuguay, latin America. Hantideesa gaarahaaneed " Personal networth" waxa lagu qiyaasay $ 1,100 ( Kun iyo Boqol )). Mushaharka uu qaato wuxuu 90% sadaqad u siiya cisbitaaladda , xarumaha…

Read More »

Xukuumada Siilaanyo waxay wanaagii dawladnimo uwada yeeshay Wegdo, Dalbo,tuur iyo tarbiicooyin ummaddu wada daalacatay. Qalinkii A/rahman fidhinle UK

0 Visits: 928 | Saturday January 17, 2015 - 20:03:34
Maamulkasta oo xukuumadeed waxaa laf-dhabar u ah guusheeda iyo guul daradeeda hadba tacabka, aqoonta iyo cududa shaqaale ee hawl-maalmeedkeeda u fuliya, Waxaa shacabku u

Read More »

Miyay Kala Tageen Cristiano Ronaldo Iyo Irina Shayk? Maxayse Tahay Sababta Keentay Khilaafka Soo Kala Dhex Galay?

0 Visits: 1733 | Saturday January 17, 2015 - 19:53:14
Spors-xogreebnews.com_Laga soo bilaabo xafladii Ballon d'Or-ka ee uu Cristiano Ronaldo ku guulaystay abaal marinta shaqsiga ah, ayay soo xoogaysanaysa khilaafka wayn ee u dhexeeyay Ronaldo iyo lamaanihiisa Irina Shayk.Irina ayaa ah gabadh Ruushka ka soo jeeda isla markaana ah gabadh Model wax xayasiisa…

Read More »

10 Sifo Oo Uu Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Ku Mudan Yahay Inuu Noqdo Madaxweynaha Somaliland–

0 Visits: 947 | Friday January 16, 2015 - 14:10:00
1.Waa dhallinyaro, labada nin ee kaleba waxay marayaan da'dii meydka lagu maydhi jiray "lagu nasan jiray" ee gabawga. Waxa la joogaa xilligii ay dhallinyaradu la wareegi lahayd hoggaaminta qaranka.

Read More »

“Xilka Madaxweynuhu Wuu Ka Culus Yahay Dhagax Meel La Dhigo Ama Xadhig La Jaro” Cabdiraxmaan Caddami

0 Visits: 943 | Thursday January 15, 2015 - 18:58:01
Madaxweynayaasha Dalalka Dunidu inta badan waa mashquul, waxay ka shaqo badan yihiin dhamaan masuuliyiinta kale ee qaranka, waxa saaran laba culays oo kala daran:-

Read More »

featured