Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Reer Hargeisa maxay uga doodi waayeen Warshadii laydhka ee laga iibiyay ganacsatada si laydhka loogu dalaco shacabkii masakiinta ahaa

0 Visits: 931 | Thursday January 15, 2015 - 18:53:55
Daahir Rayaale oo ay ka dhigeen laga barayba laga badi. Waxa dhawaan marqudha xaraash lagu bilaabay labadii warshadood ee korontada ee dowladii

Read More »

GALBAY: MAANSO BAROOR DIIQ AH OO LOO SAMMEEYEY MARXUUM, MAXAMED-RASHIID MUXUMED FAARAX

0 Visits: 1016 | Wednesday January 14, 2015 - 17:08:42
GALBAY: MAANSO BAROOR DIIQ AH OO LOO SAMMEEYEY MARXUUM, MAXAMED-RASHIID MUXUMED FAARAX

Read More »

Wajiga Cusub Ee Awood Ku Dirirka Somaliland Iyo Soomaliya Goorta uu bilawday Iyo Halka Uu Saldhigi Doono….

0 Visits: 951 | Wednesday January 14, 2015 - 17:05:14
Wajiga Cusub Ee Awood Ku Dirirka Somaliland Iyo Soomaliya Goorta uu bilawday Iyo Halka Uu Saldhigi Doono….

Read More »

WARGEYSKA SAHAN MA AF-HAYEENKA DAHABSHIIL-BA

0 Visits: 1299 | Monday January 12, 2015 - 21:18:30
Dahabshiil haddi uu ka Gudbi waayo qabiil wax ku doonista iyo qaarabo kiilka waxa suuro gal ah inay beri dhow ay bulshaddu tidhaahdo waa dahabshiil ee ha dhigan waxba.

Read More »

Saaxil: Gobolka Madhan Horumarka Dalka

0 Visits: 997 | Monday January 12, 2015 - 19:23:40
Gobolkasaaxilwaxakuyaaladekedauguweynwadankaiyomadaarkauguweyn Somaliland

Read More »

Gudida Dabagalka Hantida Qaranka iyo Gudoomiyahooda Xildh. Obama waan Hambalyaynaynaa + MAANSO

0 Visits: 1122 | Monday January 12, 2015 - 19:20:24
Guddida dabagalka Hantida qaranka ee Golaha wakiilada Somaliland iyo Gudoomiyohooda da'da yar ee aqoonyahanka ah Mudane Maxamed Cali Xirsi(Obama) waxay bulshada u soo bandhigeen si daacada halka ay wax ka kharibmeen waanan ku hambalyaynayaa.

Read More »

Cukuse oo Hanjabaad iyo Caga-jugleyn Iskugu Daray Maareeyaha iyo Masuuliyiin Sare oo Wasaaradiisa

0 Visits: 961 | Monday January 12, 2015 - 11:11:31
waxa uu iskugu yeedhay maareeyaha telefishanka Qaranka Somaliland Khadar Cali Gaas iyo masuuliyiin sare oo ka tirsan wasaaradaasi warfaafinta,markii uu wasiirku kulanka bilaabay isagoo cadhaysan ayuu markiiba weeraray maareeyihii telefiishanka qaranka,Khadar Cali Gaas oo uu u hanjabay, Cukuse oo

Read More »

Xanta Suuqa ee Siilaanyo Ma Taliyo ah,Miyaanay Markhaati Ku Noqon Wasiiradiisa Waxa ay Doonaan Meel Kasta Ka Sameynayaa?Qormadii 1 aad:

0 Visits: 966 | Saturday January 10, 2015 - 18:49:08
hadaba aynu qormadan kowaad ku soo qaadano wasiirkan warfaafinta Somaliland C/laahi Cukuse iyo dhaqankiisa.

Read More »

Maxaa Sababa In Wasiir Samaale Mar Walbaa Shaqadiisa Kaga Mashquulo Khilaafyo Uu Cid Ka Dhex-abuuro Faro-gelinta Joogta Ah?

0 Visits: 1127 | Thursday January 08, 2015 - 22:10:07
Hargeisa(xogreebnews.com_Wasiirka maaliyadda Somaliland cabdi casiis maxamed samaale, ayaa shaqadiisi intaa badan kaga mashquuley shir-qooladda u malleego siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye iyo xubno ka mid ah ururadda aan dawliga ahayn ee intaa

Read More »

Faallo :Maanta Somaliland Waxay u Baahan Tahay Hogaamiye Aqoon,Karti iyo Aragti Fog leh Sida Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen.Qaybtii 2 aad:

0 Visits: 985 | Thursday January 08, 2015 - 22:04:41
1: horta waa nin aqoon yahan ah,oo ka soo baxay jaamacada ugu caalamisan aduunka ee lagu magacaabo HAVARD UNIVERSITY,oo ku taalla dalkaasi maraykanka,waxana uu haystaa shahaada cilmiga dhaqaalaha.

Read More »

Warbaahinta somaliland oo aan u kala hadhin Hambalyadda arooska Mudane, Cumar Aw Cali Axmed iyo Muna Cali Faarax oo Caawa (08 January, , 2015- Khamiis) ku Aqal galay Magaalada Hargeysa.

0 Visits: 1342 | Thursday January 08, 2015 - 22:01:25
Odayga Bulsho Tv Xaaji Cali Faarax Xarbi iyo Xaaskiisa, Agaasimaha guud ee Bulsho Tv C/rashiid Nuur Wacays, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Maareeyaha guud ee Bulsho Tv Mustafe Axmed Daahir, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Madaxa Xafiiska Documentry-ga Bulsho Tv Cabdi

Read More »

Qofka isku magacaabay yaasiin kuma haboona in uu sameeyo Cadowtooyo intaa la eg hadana Qof walaalkii ah uu ku tilmaamo ajnabi aan u dhalan dalka uu joogo

0 Visits: 959 | Thursday January 08, 2015 - 18:26:08
hadaba arinta waxay u muuqataa in uu sameeyey wax isdaba marin inkasta oo uusan u dhalan magaalada hargeysa hadana waxaa tihii dad walaalo ah diin af muuqaal meel aad ku kala badan tihiin ma jirto

Read More »

SAMIRSIIS: “Abwaan Jiheeye Oo Gabay Baroor diiq Ah U Tiriyey Marxuum Maxamed-rashiid Muxumed Faarax”

0 Visits: 977 | Wednesday January 07, 2015 - 21:10:01
Gabeygan la magac baxay samirsiis waxaa tiriyey Abwaan: ismaaciil Yuusuf Cabdi (Jiheeye), waxaanu ugu baroordiiqay Suxufigii Caanka ahaa ee Maxamed Rashiid Muxumed Faarax Caalim, Mulkiilihii Joornaalka Saxafi,

Read More »

Maanta Somaliland Waxay u Baahan Tahay Hogaamiye Aqoon,Karti iyo Aragti Fog leh Sida Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen.

0 Visits: 1007 | Tuesday January 06, 2015 - 21:54:08
Somaliland oo soo martay tan iyo markii ay dib ula soo noqotay ,iyadoo marxalado kala duwan ,marka la eego ka soo kabashada dhibaatooyinkii laga dhaxlay dagaaldii shacabku la galay dawladii Siyaad Barre iyo weliba dagaaladii sokeeye,

Read More »

HARGAYSA WAXA II CADDAATAY CABDICASIIS IYO XUBHNAHA LA SOCDAA EE TIRADA YARI IN AY RABAAN IN AY DUMIYAAN DALLADDA SONYO" ...CABDIRAXMAAN GUUN

0 Visits: 981 | Tuesday January 06, 2015 - 14:20:14
Xubnaha Golaha sare ee wakhtigoodu dhammaaday ee dalladda SONYO ahaana xubin ka tirsanaa dhinaca Musharax Cabdicasiis Xirsi Warsame, sidoo kalena ahaa afhayeenka garabkaasi Cabdicasiis ee ka cabanaya shirweynihii 7aad ee dalladda SONYO ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay warqad uu soo saaray Cabdicasiis…

Read More »

Minka Guusha Iyo Muuqaalada Xeeladaha Siyaasadeed Ee Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani . Faalo Wariye Cabdiraxmaan Aadan Q.3aad .

0 Visits: 1027 | Monday January 05, 2015 - 18:40:16
⦁ Mab'da Hufan Maqaal Koobsadiyo Erayo Miisaaman ⦁ Taariikh Mug Weyn Qoraa Daabacoo Masixin Sooyaalka ⦁ Qoraal Muwaadinkii Dhab Ahi Maanka Galinaayo

Read More »

Maxaad Ka Og Tahay Qorshayaal UGUB Ku ah Siyaasadda iyo Dhaqanka oo ah Hanti Boob Kii ugu Khatarsanaa oo Xukuumada Siilaanyo La Soo Baxday?Qaybtii 1 aad:

0 Visits: 935 | Monday January 05, 2015 - 08:35:58
Xukuumad kasta oo dalka soo martaa waxay dalka, kaga tagtaa taariikh u noqota mid umadu ka dhaxasho,taasi oo noqota mid madaw ama mid dahabi ah,hadaba aniga oo xog ogaal u ah,wax badan oo dalka ka socda ayaan is

Read More »

“GEERIDDA MAXAMED RASHIID MUXUMAD FAARAX WAXAY SAXAAFADDA SOMALILAND U MUUJINAYSAA INAY AGGOOMOWDAY”CARRAALE M. JAMA

0 Visits: 963 | Saturday January 03, 2015 - 21:46:52
Marxuum-maxamed-rashiidMarxuum Maxamed Rashiid labaatankii sanadood ee u danbeeyay noloshiisa wuxuu u huray xoriyada saxaafada Somaliland iyo hirgelinteeda,

Read More »

Silaanyo iyo Amina weris Berbera aad bay u necebyiin oo shicibku in uu kuleyl dilo ayey doonayaan

0 Visits: 907 | Saturday January 03, 2015 - 20:38:48
Silaanyo iyo Amina weris Berbera aad bay u necebyiin oo shicibku in uu kuleyl dilo ayey doonayaan

Read More »

Sonyo galbataye dhalinyarooy toosa By Dr Ali Sh Mohamed Abdi–

0 Visits: 892 | Saturday January 03, 2015 - 16:57:09
Daladii ay ku bahoobeen dhalinyarada reer Somaliland ee sonyo Waxa halkaa geeyey xukumada oo iyadu ka dhigatay sidii wasaaarad ka mid ah wasaaradihi uu M siilanyo maamuli

Read More »

featured